Day: April 12, 2019
-
England
RASMI: Jürgen Klopp oo ku guuleystay abaal-marinta macallinka bisha Maarso ee horyaalka Premier League
(Liverpool) 12 Abriil 2019. Jürgen Klopp ayaa ku guuleystay abaal-marinta macallinka bisha Maarso ugu fiicnaa horyaalka Premier League. Tababaraha kooxda…
Read More » -
Afrika
Yaya Toure, Drogba iyo Eto’o oo ka mid ah xiddigaha waa weyn ee caawa ka soo muuqan doona isku aadka AFCON 2019
(Cairo) 12 Abriil 2019. Isku aadka koobka qarammada Afrika ee AFCON 2019 ayaa caawa la sameyn doonaa iyadoo xiddigo waa…
Read More » -
Afrika
Wax waliba oo aad uga baahan tahay isku aadka Koobka Qarammada Afrika 2019 oo caawa la sameyn doono
(Cairo) 12 Abriil 2019. Isku aadka koobka qarammada Afrika ee AFCON 2019 ayaa caawa la sameyn doonaa iyadoo xiddigo badan…
Read More » -
Champ' League
Cristiano Ronaldo oo kaga badan Messi iyo Raul isku-dar goolasha ay ka dhaliyeen siddeed dhammaadka Champions League!!
(Europe) 12 Abriil 2019. Cristiano Ronaldo ayaa Champions League ka dhaliyay gool kale uu muhiim ah kaddib markii uu Madaxa…
Read More » -
Champ' League
KOOXDA ISBUUCA EE UCL: 11-kii xiddig ee ugu bandhigga fiicnaa todobaadkan Koobka Horyaalladda Yurub oo lagu dhawaaqay
(Yurub) 12 Abriil 2019. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay kooxda isbuuca ee Champions League ama…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta laacibka isbuuca ee Champions League oo la shaaciyey
(Yurub) 12 Abriil 2019. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay in ciyaaryahanka kooxda kubadda cagta Liverpool…
Read More » -
Spain
Busquets oo qeexay xidigaha uu arko inay buuxin karaan booskiisa, ee isugu jira kooxda Barcelona iyo wixii ka baxsan
(Yurub) 12 Abriil 2019. Khadka dhexe kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Spain ee Sergio Busquets ayaa wuxuu shaaca ka qaaday, xidigaha…
Read More » -
France
Neymar aabihiis oo go’aamiyay wararka xanta ah ee ku aadan in wiilkiisa uu ku biirayo Real Madrid
(Yurub) 12 Abriil 2019. Neymar aabihiis ayaa beeniyay warar xanta ah ee sheegaya in wiilkiisa lala xiriirinayo inuu ku biirayo kooxda…
Read More » -
England
Chelsea oo war RASMI ah kasoo saartay in taageerayaasheedu ay fal cunsurinnimo kula kaceen Saalax
(England) 12 Abriil 2019. Chelsea ayaa waxay war rasmi ah kasoo saartay arinta ku aadan aflagaado iyo cunsuriyada ka dhanka ah…
Read More » -
Spain
Messi ma ka qeyb qaadan doonaa kulanka Barcelona ay bari kula ciyaari doonto kooxda Huesca horyaalka La Liga???
(Spain) 12 Abriil 2019. Wargeyska caanka ah ee reer Spain “Mundo Deportivo” ayaa warbixin uu daabacay wuxuu ku sheegay, in kabtanka…
Read More »