Day: April 8, 2019
-
England
Kooxda Chelsea oo guul muhiim u aheyd ka gaartay West Ham misane dib ugu soo laabtay kaalmaha afarta sare ee horyaalka +Sawiro
(Premier League ) 8 Abriil 2019 Kooxda Chelsea ayaa guul muhiim ah ka gaartay Kooxda West Ham kulan ka tirsan…
Read More » -
Soomaaliya
Xafiiska ururka kubadda cagta Koonfur Galbeed oo maanta xarigga laga jaray… + SAWIRRO
(Baydhabo) 08 Abriil 2019. Waxaa saakay xarigga looga jaray Magaalada Baydhabo xafiiska ururka kubadda cagta ee Maamulka Koonfur Galbeed. Waxaa…
Read More » -
Champ' League
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay kooxaha Tottenham Hotspur vs Manchester City ka hor kulankooda habeen dambe ee Champions League
(London) 08 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Tottenham Hotspur ayaa marti gelinaysa habeen dambe naadiga Manchester City kulan ka tirsan…
Read More » -
France
Thomas Tuchel oo sharaxaad ka bixiyay sababta uu ugu diiday Mbappé inuu la tartamo Messi
(Yurub) 08 Abriil 2019. Thomas Tuchel ayaa ka hadlay sababta uu kuriga keydka u dhigay Kylian Mbappé kulankii horyaalka France ay…
Read More » -
England
“Inaan u soo baxno Champions Leagu xilli ciyaareedka soo socda, waa wax anaga nagu xiran” – Unai Emery
(Yurub) 08 Abriil 2019. Tababare Unai Emery ayaa muujiyay aragtidiisa kaga aadan suurtagalnimada ay kaga dhameysan karto Gunners boosaska loogu soo…
Read More » -
Italy
Carlo Ancelotti oo fariin digniin ah u diray ciyaartoydiisa kooxda Napoli kahor kulanka Arsenal
(Yurub) 08 Abriil 2019. Macalinka reer Talyaani ee kooxda Napoli Carlo Ancelotti ayaa ka codsaday ciyaartoydiisa inay toosaan kahor kulanka ay…
Read More » -
England
HORDHAC : Chelsea VS West Ham Uited ? kaga bogo macluumaadka kulankan oo dhameestiran
(England ) 8 Abriil 2019 Kooxda Chelsea ayaa kulan xiiso badan kula yeelaneysa garoonkeeda isla Kooxda Reer Londone ee West…
Read More »