Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee galabta u dhexeeya kooxaha Everton iyo Arsenal oo la shaaciyey

(Liverpool) 07 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Everton iyo Arsenal.

Gunners ayaa galabta booqan doonta Everton kulan ka tirsan horyaalka Premier League waxaana safka hore ee weerarka ugu soo bilowday Mkhitaryan iyo Lacazette.

Dhanka Everton oo marti loo yahay waxaa safkeeda hoggaaminaya Sigurdsson, Bernard iyo Calvert-Lewin.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-

Safka hore ee Everton: Pickford; Coleman, Keane, Zouma, Digne; Gomes, Gueye; Richarlison, Sigurdsson, Bernard; Calvert-Lewin.

Safka hore ee Arsenal: Leno; Mustafi, Sokratis, Monreal; Maitland-Niles, Elneny, Guendouzi, Kolasinac; Özil, Mkhitaryan; Lacazette.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close