Day: April 7, 2019
-
England
Arsenal oo dharbaaxo kulul kala kulantay Kooxda Everton +Sawiro
( Premier League ) 7 Abriil 2019 Kooxda Everton ayaa guul daro biday dhigeeda Kooxda Arsenal oo tartan ugu jirtay…
Read More » -
England
RASMI: Sokratis oo seegi doona labada kulan ee ku soo aaddan kooxdiisa Arsenal horyaalka Premier League
(Liverpool) 07 Abriil 2019. Ciyaaryahan Sokratis ayaa seegi doona labada kulan ee soo aaddan horyaalka Premier League oo ay ciyaareyso…
Read More » -
Ameerika
RASMI: Ronaldinho Wiilkiisa oo ku biiray ku biiray kooxdiisii ugu horreysay
(Brazil) 07 Abriil 2019. Wiilka uu dhaliyey halyeygii hore ee reer Brazil ee Ronaldinho ayaa ku biiray kooxdiisii ugu horreysay.…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee galabta u dhexeeya kooxaha Everton iyo Arsenal oo la shaaciyey
(Liverpool) 07 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Everton iyo…
Read More » -
England
Ciyaaryaan Sidee ayey u muuqanaysaa SHAXDA ay garoonka ku soo geli doonto kooxda Chelsea kulanka habeen dambe ee London Derby??
(London) 07 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey sida ay u muuqan karto shaxda ay kooxda kubadda cagta Chelsea ay ku…
Read More » -
England
Miyuu Philippe Coutinho ka tagayaa kooxda Barcelona, muxuuse ka yiri dib ugu laabashadiisa dalka Ingiriiska??
(Barcelona) 07 Abriil 2019. Ciyaaryahan Philippe Coutinho ayaa sheegay in ku laabashadiisa England aysan ahayn mid ku habboon qorshihiisa haatan,…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo la xiriirtay Wakiillada Weeraryahan Robert Lewandowski si ay ugu soo dhaqaajiso Stamford Bridge
(London) 07 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinayaa inay la xiriirtay Wakiillada Weeraryahanka naadiga Bayern Munich…
Read More » -
Spain
Taageerayaasha Barcelona oo si kulul ugu weeraray Griezmann kulankii xalay ka dhacay Cump Nou iyagoona ka codsaday….
(Spain) 07 Abriil 2019. Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid ee Antoine Griezmann ayaa werar xoogan kala kulmay jamaahiirta Barcelona inta uu socday…
Read More » -
Italy
Leonardo oo si kulul u cambaareeyay garsooraha, kadib guuldaradii Milan kasoo gaartay kooxda Juventus
(Italy) 07 Abriil 2019. Halyeeyga AC Milan iyo xulka qaranka Brazil ahna agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Leonardo ayaa si kulul…
Read More » -
Champ' League
“Manchester United waa koox xoogan” – Bartomeu oo fariin digniin ah u diray ciyaartoyda Barcelona
(Spain) 07 Abriil 2019. Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa kaga digay ciyaartoydiisa inay sahal sadaan kulanka soo aadan…
Read More »