Shaxda rasmiga ah oo ay ku soo geli doonaan caawa kooxaha Juventus iyo AC Milan oo lagu dhawaaqay

(Turin) 06 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey safafka ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Juventus iyo AC Milan kulanka caawa ee horyaalka Serie A.

Juventus ayaa safkeeda hore ku soo wada bilwoday Paulo Dybala, Mario Mandzukic iyo Leonardo Spinazzola, halka Milan ay soo wada gashatay Fabio Borini, Suso iyo Krzysztof Piatek.

Cristiano Ronaldo, Martin Caceres, Andrea Barzagli, Douglas Costa, Juan Cuadrado iyo Mattia Perin oo dhammaantood dhaawac ah ayaa ka maqan kooxda Juve.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-  

Safka hore ee Juventus: Szczesny; De Sciglio, Bonucci, Rugani; Spinazzola, Bernardeschi, Emre Can, Bentancur, Alex Sandro; Dybala, Mandzukic

Keydka Juventus: Pinsoglio, Chiellini, Khedira, Cancelo, Matuidi, Pjanic, Kean, Del Favero, Matuidi, Nicolussi Caviglia.

Safka hore ee AC Milan: Reina; Calabria, Musacchio, Romagnoli, Rodriguez; Kessie, Bakayoko, Calhanoglu; Suso, Piatek, Borini.

Keydka Milan: A Donnarumma, Soncin, Abate, Caldara, Laxalt, Strinic, Zapata, Bertolacci, Biglia, Mauri, Castillejo, Cutrone.

Garsooraha Ciyaarta: Fabbri

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close