Shaxda rasmiga ah kulanka Real Madrid iyo Eibar kulankooda galabta oo la shaaciyey

(Madrid) 06 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey safafka ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid iyo Eibar.

Los Blancos ayaa marti gelinaysa Eibar kulan ka tirsan horyaalka La Ligaha Spain, waxaana macallin Zidane uu safkii hore ku soo wada bilaabay galabta Bale, Asensio iyo Benzema.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-  

Safka hore ee Real Madrid: Keylor; Odriozola, Nacho, Varane, Reguilón; Modric, Valverde, Isco; Bale, Asensio iyo Benzema.

Safka hore ee Eibar: Dmitrovic; Cucurella, Oliveira, Ramis, Cote; Escalante, Jordán, Sergio Álvarez, De Blasis, Pedro León; Sergi Enrich.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close