Day: April 4, 2019
-
England
Raheem Sterling oo safamal u sameeyey 550 carruur ah oo dhigan jirtay Iskuulkiisii hore
(Manchester) 04 Abriil 2019. Ciyaartoyda kubadda cagta caalamka waxa ay kasbadaan mushaar aad u fara badan oo ay ka helaan…
Read More » -
Italy
RASMI: Mario Mandzukic oo qandaraaska u kordhiyey kooxdiisa Juventus
(Turin) 04 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa ku dhawaaqday in weeraryahankeeda Mario Mandzukic uu heshiiska u kodhiyey. Mario…
Read More » -
England
Xulka Belgium oo ka soo muuqday kaalinta koowaad qiimeynta billaha xulalka adduunka ee FIFA… (Kaalintee ayay ku jiraan xulkeenna Soomaaliya iyo dalalka la jaarka ah?)
(World) 04 Abriil 2019. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa maanta shaaciyey qiimeynta billaha ah ee kala sarreynta xulalka…
Read More » -
England
Saddex kooxood oo ka mid ah kuwa ugu waa weyn Yurub oo ku dagaalamaya saxiixa goolhayaha Man United ee David de Gea
(Manchester) 04 Abriil 2019. Sida wararku ay sheegayaan saddex ka mid ah kooxaha waa weyn ee ka dhisan qaaradda Yurub…
Read More » -
England
kooxaha reer Manchester oo si weyn ugu dagaalamada mid ka mid ah xidigaha ugu muhiimsan ee ka xamaasha horyaalka La Liga
(England) 03 Abriil 2019. Wargeyska “AS” ee dalka Spain, oo xiganaya dhigiisa “Daily Mail” ayaa wuxuu sheegay in kooxaha Manchester United…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo qorsheenaya inuu qaado tallaabo uu horey u qaaday Louis van Gaal
(England) 03 Abriil 2019. Shabakada “Sky Sports” ee dalka England ayaa shaaca ka qaaday in maamulka Manchester United ay iibin…
Read More » -
England
Arsene Wenger oo si cad u sheegay shaqada uu qaban doono mustaqbalka dhow
(Yurub) 03 Abriil 2019. Tababaraha halyeeyga ah reer France ee Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in dhibaatooyinkii badanaa ee soo wajahay sanadihii…
Read More » -
England
Tababare Sarri oo amaan ugu qubeeyay xidigaha Chelsea, kadib guushii ay ka gaareen Brighton
(England) 03 Abriil 2019. Tababare Maurizio Sarri ayaa amaanay ciyaartoyda kooxda uu maamulo ee Chelsea, kadib guushii ay kaga gaareen dhigooda…
Read More » -
Spain
“Marcelo waa Marcelo, mana u qalmin guuldarada naga soo gaartay kooxda Valencia” – Zidane
(La LIga) 04 Abriil 2019. Tababare Zinedine Zidane ayaa muujiyay sida uu kaga xunyahay guuldaradii xalay Real Madrid ka soo gaartay kooxda…
Read More » -
Soomaaliya
HORDHACA: Kulanka adag ee kooxaha Dekedda Vs Muqdisho City Club
(Soomaaliya) 04 Abriil 2019. Hordhaca Dekedda Vs Muqdisho City Club- Hogaamiyaha Muqdisho City Club Hussein Mbalangu Oo Ku Dhiban In…
Read More »