Day: April 3, 2019
-
Spain
Valencia oo dhagta dhiiga u dartay Kooxda Madriid hal dhibicna u soo jirsatay kaalinta afaraad ee kala sareenta horyaalka +Sawiro
(La LIga ) 4 Abriil 2019 Kooxda Real Madrid ayaa la kulantay guul daro xanuun badan kaddib markii ay qasaaro…
Read More » -
England
Kooxda Man City oo dib ula wareegtay hogaanka horyaalka kaddib guul ay gareen Cardiff iyo Chelsea oo guul raaxo leh ka gaartay Brighton +Sawiro
( Premier League ) 3 Abriil 2019 Kooxda Man Citya ayaa guul muhiim ah ka gaartay Kooxda Cardiff City kulan…
Read More » -
France
Neymar Jr oo dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa Paris Saint-Germain… + SAWIRRO
(Paris) 03 Apriil 2019. Weeraryahan Neymar Jr ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa Paris Saint-Germain kaddib muddo uu dhaawac…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
KA BOGO: Liiska 20-ka xiddig ee ugu mushaarka badan kubadda cagta Adduunka… (Yaa sarreeya Messi iyo Ronaldo?) + SAWIRRO
(World) 03 Apriil 2019. Shabakadda ciyaaraha ee France Football ayaa sii daysay liiska xiddigaha ugu mushaarka badan kubadda cagta adduunka.…
Read More » -
England
Kooxaha Inter Milan iyo AC Milan oo wada doonaya saxiixa weeraryahan ka tirsan Chelsea
(Milano) 03 Apriil 2019. Kooxaha reer Talyaani ee Inter Milan iyo AC Milan ayaa la soo warinayaa inay labaduba xiiseynayaan…
Read More » -
England
Liverpool oo soo bandhigtay qiimaha ay kaga iibinayso Sadio Mane kooxaha doonaya ay ka mid tahay Real Madrid
(Liverpool) 03 Apriil 2019. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la soo warinayaa inay soo bandhigtay qiimaha ay kaga iibinayso Sadio…
Read More » -
England
Manchester United oo bartilmaameed ka dhigatay laacib khad dhexe oo ka ciyaara horyaalka Premier League
(Manchester) 03 Apriil 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay la soo…
Read More » -
Italy
Juventus oo dalab 43 milyan oo gini ah ka gudbinaysa weeraryahanka Kooxda Inter Milan ee Mauro Icardi
(Turin) 03 Apriil 2019. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo warinayaa inay kooxda ay ku xafiiltamaan horyaalka Serie A…
Read More » -
Soomaaliya
Cayaaraha da’yarta Olombikada Zone 5 oo furmay iyo Soomaaliya oo ka qeyb galaysa
(Kigali) 03 Abriil 2019. Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed waxaa tartanka ku matalaya Xulalka qaranka kubadda Kolayga iyo ciyaaraha Fudud xidigaha…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo markale rag u soo daawada u dirsatay Nicolo Barella… (Meeqa milyan ayey doonaysaa inay ku soo qaadato?)
(London) 03 Apriil 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay weli ka go’an tahay in ay u…
Read More »