Day: April 2, 2019
-
England
Wolves oo cashar lama ilaa waan ah u dhigatay Kooxda Manchester United +Sawiro
( Premier League ) 2 Abriil 2019 Kooxda Manchester United ayaa guul daro xanuun badan kala kulantay Kooxda Wolves kulan ciyareed…
Read More » -
Spain
Kooxda Barcelona oo guul daro ka bad baaday kaddib markii ay bareejo ka tuugeen kooxda Villarreal + Sawiro
(La Liga ) 3 april 2019 Kooxda Barcelona ayaa bar baro ka dhaafi weyday kooxda Villarreal oo ka yaabsatay Barcelona…
Read More » -
England
RASMI: Macallinka Man City ee Pep Guardiola oo xaqiijiyey in Sergio Aguero uu seegi doono kulanka habeen dambe
(Manchester) 02 Abriil 2019. Macallinka kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyey in Sergio Aguero uu dhaawac…
Read More » -
England
Lionel Messi oo kaalinta labaad ka soo galay xiddigaha ugu caawinta badan shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub illaa iyo hadda xilli ciyaareedkan
(Yurub) 02 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey xiddigaha ugu caawinta badan shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub illaa iyo…
Read More » -
England
Kooxda Real Madrid oo wada doonaysa in Paul Pogba iyo Eden Hazard wada geyso garoonka Santiago Bernabeu
(Madrid) 02 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay wada doonayso inay la wareego labada…
Read More » -
England
Man United oo aan ka mid ahayn labada kooxood ee hoggaaminaya tartanka loogu jiro saxiixa Philippe Coutinho suuqa xagaagan
(Yurub) 02 Abriil 2019. Waxaa daaha laga qaaday labada kooxood ee hoggaaminaya tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga naadiga Barcelona ee…
Read More » -
Italy
Kooxda Inter Milan oo doonaysa inay heshiiska Icardi uga faa’iideysato sidii ay Real Madrid uga heli lahayd Weeraryahanka…
(Milano) 02 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa la soo sheegayaa inay doonayso inay heshiiska uu Icardi ku…
Read More » -
England
Sidee ayey u muuqanaysaa SHAXDA ay garoonka ku soo geli doonto kooxda Manchester United kulanka caawa??
(England) 02 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey sida ay u muuqan karto shaxda ay kooxda kubadda cagta Manchester United ku…
Read More » -
Horyaallada
Madaxweynaha Atletico Madrid oo ugu dambeyn xaqiijiyey haddii uu xagaagan Antoine Griezmann ku biirayo kooxda Barcelona
(Madrid) 02 Abriil 2019. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee Enrique Cerezo ayaa sheegay inaysan jirin wax fursad ah…
Read More » -
Horyaallada
Messi oo maqan sidee ayey u muuqanaysaa SHAXDA ay garoonka ku soo geli doonto kooxda Barcelona kulanka caawa??
(Villarreal) 02 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey sida ay u muuqan karto shaxda ay kooxda kubadda cagta Barcelona ku soo…
Read More »