Day: April 1, 2019
-
England
Arsenal oo soo gashay booska sedexaad ee kala sareenta horyaalka kaddib guul muhiim ah oo ay ka gareen Kooxda Newcastel United +Sawiro
( Premier League ) 1 April 2019 Kooxda Arsenal ayaa guul muhiim ah ka gaartay Kooxda Newcastel United kulan ka…
Read More » -
Aasiya
SHALAY iyo MAANTA: Sawirro laga soo uruuriyay ciyaartoyda caanka ka ah ee Dunida
(World) 01 Apriil 2019. Waxaa la shaaciyey sawirro laga soo uruuriyey xiddigaha caanka ah ee adduunka, kuwaasoo dheela ciyaaraha kala duwan.…
Read More » -
England
Man United oo loo sheegay lacagaha ay bixinayso haddii ay doonayso inay la wareegto Ivan Rakitic
(Manchester) 01 Apriil 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ee dalka Ingiriiska ayaa awoodi doonta inay Ivan Rakitic kala soo…
Read More » -
England
Ander Herrera oo la ogaaday mushaarka uu qaadan doono todobaadkii haddii uu sii joogayo Manchester United
(Manchester) 01 Apriil 2019. Ander Herrera ayaa la soo warinayaa inuu isbuucii mushaar ahaan u qaadan doono 200,000 oo gini…
Read More » -
Soomaaliya
Saddex ka mid ah xiddigaha kooxda Elman oo looga yeeray xulka qaranka Soomaaliya… + SAWIRRO
(Muqdisho) 01 Apriil 2019. Saddex xiddig oo ka tirsan kooxda kubadda cagta Elman ayaa looga yeeray xulka qaranka Soomaaliya, kaddib…
Read More » -
England
Sidee ayey u muuqanaysaa SHAXDA ay garoonka ku soo geli doonto kooxda Arsenal kulanka caawa??
(London) 01 Apriil 2019. Waxaa la shaaciyey sida ay u muuqan karto shaxda ay kooxda kubadda cagta Arsenal ku soo…
Read More » -
Spain
Macallin Zinedine Zidane oo ka hadlay wararka Raphael Varane la xiriirinaya inuu ka tagayo kooxda Real Madrid
(Madrid) 01 Apriil 2019. Sida wararku ay sheegayaan macallin Zinedine Zidane ayaa hoos u dhigay wararka Raphael Varane la xiriirinaya…
Read More » -
England
Klopp oo ka hadlay dhaawac ka soo gaaray daafaca reer Holand ee Van Dijk, kulankii Tottenham
(England) 01 Abriil 2019. Macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhaawac ka soo gaaray daafaca reer Netherland Virgil…
Read More » -
England
“War Waxba igama galin Gool dhalinta aad sheegeysaan.”.- Maxamed Saalax oo furka tuurtay
(England) 01 Abriil 2019. Maxamed Saalax ayaa furka tuurtay kaddib dhaleeceymo joogta ah oo soo gaarayay oo ku aadan inuu…
Read More » -
Spain
Messi oo talaabo u jira in Pele uu ku garaaco RIKOODH muhiim ah ee dhanka gool dhalinta
(Spain) 01 Abriil 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa u baahan inuu kaliya dhaliyo 50 gool, si uu u…
Read More »