Shaxda rasmiga kulanka galabta ee kooxaha Cardiff City iyo Chelsea oo lagu dhawaaqay

(Cardiff) 31 Maarso 2019.  Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku so geli doonaan galabta kooxaha Cardiff City iyo Chelsea ee horyaalka Premier League.

Blues ayaa booqanaysa naadiga Cardiff galabta waxaana safkeeda hore ka maqan Hazard, taasoo ka dhigan inay ku soo wada bilowdeen afka hore Willian, Higuaín iyo Pedro.

Haddaba halkaan hoose ka eeg xiddigaha safka hore ugu soo bilowday labada kooxood:-

Safka hore ee Cardiff: Etheridge; Peltier, Bennett, Morrison, Manga; Arter, Murphy, Gunnarsson, Camarasa; Niasse, Hoilett.

Safka hore ee Chelsea: Kepa; Azpilicueta, Rüdiger, David Luiz, Marcos Alonso; Jorginho, Barkley, Kovacic; Willian, Higuaín, Pedro.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close