Shaxda rasmiga ah kulanka maanta ee kooxaha Manchester United iyo Watford oo la shaaciyey

(Manchester) 30 Maarso 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan maanta kooxaha Manchester United iyo Watford.

Manchester United ayaa garoonkeeda Old Traffrod maanta ku qaabinaysa kooxda Watford kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Macallin Ole si joogto ah loogu dhiibay xilka kooxda Man United ayaa safkiisa hore ee maanta ku soo bilaabay Martial iyo Rashford.

Lukaku iyo Lingard ayaa ku jira kursiga keydka ee garoonka Old Traffrod kulanka maanta.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN HALKAAN HOOSE KU EEG:-

Safka hore ee Man Utd: De Gea; Young, Smalling, Jones, Shaw; Matic, Ander Herrera; Mata, Pogba, Martial; Rashford.

Safka hore ee Watford: Foster; Janmaat, Kabasele, Britos, Masina; Hughes, Doucouré, Capoue, Pereyra; Deeney, Deulofeu.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close