Shaxda rasmiga ah kulanka maanta ee kooxaha Barcelona iyo Espanyol oo la shaaciyey

(Barcelona) 30 Maarso 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Espanyol.

Barca ayaa garoonkeeda Camp Nou ku soo dhoweynaysa maanta  naadiga Espanyol kulan ka tirsan horyaalka La Ligaha Spain.

Kooxda Barcelona ayaa doonaysa inay guul ka gaarto kooxda Espanyol maanta si ay u sii dheereysato hoggaanka horyaalka La Liga.

Luis Suárez iyo Lionel Messi oo dhaawacyo ka soo laabtay ayaa safka hore ku soo bilowday kulanka maanta.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN HALKAAN HOOSE KU EEG:-

Safka hore ee Barcelona: Ter Stegen; Semedo, Piqué, Lenglet, Jordi Alba; Rakitic, Busquets, Arthur; Messi, Luis Suárez, Coutinho.

Safka hore ee Espanyol: Diego López; Rosales, Lluís López, Naldo, Hermoso, Pedrosa; Melendo, Víctor Sánchez, Marc Roca, Granero; Borja Iglesias.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close