Day: March 30, 2019
-
Spain
mucjisada kubada cagata ee Lionel Messi oo guul ku hogaamiyeye kooxdiisa Barcelona kaddib markii ay ka adkaadeen kooxda Espanyol+Sawiro
( La Liga ) 30 Marso 2019 Kooxda Barcelona ayaa ku guuleysatay kualnkii Derby Catalonia ee ay la ciyaartay kooxda…
Read More » -
England
Ole Gunnar Solskjaer oo xaqiijistay guushiisii ugu horeysay isag oo ah macalinka rasmiga ee United kaddib guul ay ka gaareen Watford +Sawiro
( Premier League ) 30 Marso 2019 Kooxda Manchester United ayaa ka adkaatay kooxda Watford kulan ka tirsanaa horyaalka Premier…
Read More » -
England
Kooxda Man City oo guul muhiim ah ka gaartay kooxda Fullham dibna ugu soo laabatay hoggaanka horyaalka Premier League
( Premier League ) 30 Marso 2019 kooxda Man City ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Fullham kulan ka…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka maanta ee kooxaha Barcelona iyo Espanyol oo la shaaciyey
(Barcelona) 30 Maarso 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka maanta ee kooxaha Manchester United iyo Watford oo la shaaciyey
(Manchester) 30 Maarso 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan maanta kooxaha Manchester…
Read More » -
England
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Liverpool vs Tottenham Hotspur ka hor kulankooda habeen dambe… (Spurs oo la qadiyay!)
(Liverpool) 30 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa marti gelinaysa habeen dambe naadiga Tottenham Hotspur kulan ka tirsan horyaalka…
Read More » -
Germany
Kooxda Bayern Munich oo doonaysa inay Jose Mourinho ka dhigato tababaraheeda xiga
(Munich) 30 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee dalka Jarmalka ayaa la soo warinayaa inay qosheynayso inay soo…
Read More » -
England
Arsenal oo shaqo cusub u soo bandhigtay Petr Cech & Chelsea oo doonaysa inay goolhayahan dib ugu celiso garoonka Stamford Bridge!
(London) 30 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay goolhaye Petr Cech u soo bandhigtay inay…
Read More » -
England
Manchester United oo saxiixa Douglas Costa kula dagaalamaysa kooxda lacagaha la waalanaysa ee PSG
(Manchester) 30 Maarso 2019. Waxaa la soo warinayaa in kooxda Manchester United ay Paris Saint-Germain kula tartamayso saxiixa weeraryahanka Juventus…
Read More » -
England
Daafaca Man City ee Nicolas Otamendi oo ku biiraya xagaagan koox ka dheesha Premier League
(Manchester) 30 Maarso 2019. Waxaa la shaaciyey kooxda uu suuqa xagaaga ku biirayo ciyaaryahanka kooxda Manchester City ee Nicolas Otamendi.…
Read More »