Day: March 29, 2019
-
England
Halkuu Solskjaer ka soo galay liiska Tababarayaasha ugu Mushaarka badan Premier League kaddib heshiiskii uu shalay u saxiixay Man united??
(Manchester) 29 Maarso 2019. Waxaa la shaaciyey liiska tababareyaasha ugu mushaarka badan horyaalka Premier League kaddib heshiiskii uu shalay kooxda…
Read More » -
England
ARAG: Sida ay u muuqan lahayd kala Sarreynta horyaalka Premier League haddii laga soo bilaabo tan iyo markii uu Solskjaer xilka u qabtay Man United
(Yurub) 29 Maarso 2019. Waxaa la shaaciyey sida ay u muuqan lahayd kala sarreynta horyaalka Premier League haddii laga soo…
Read More » -
England
“Isbitaal ayaan ku dhigi doonaa haddii…”.- Makelele oo qiray inuu si toos ah ugu Hanjabay Ronaldinho….(Sidee wax u dheceen!?)+SAWIRRO
(Europe) 29 Maarso 2019. Claude Makelele ayaa ka sheekeeyay mar uu hanjabaad toos ah u jeediyay Ronaldinho intii lagu guda…
Read More » -
Champ' League
Cristiano Ronaldo oo u duulay Magaalada Barcelona… (Muxuu yahay u jeedka safarkiisa?)
(Barcelona) 29 Maarso 2019. Dhaliyaha kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa u duulay Magaalada Barcelona ee dalka Spain…
Read More » -
England
Mid ka mid ah halyeeyada kooxda Manchester United oo u jawaab celiyay Louis van Gaal
(England) 29 Maarso 2019. Laacibkii hore kooxda Manchester United iyo kubadda cagta dalka England ee Gary Neville ayaa ka jawaab celiyay…
Read More » -
England
Xiddigaha Kooxda Tottenham oo tababarkoodii ugu horreeyey ku qaatay garoonkooda cusub… + SAWIRRO
(London) 29 Maarso 2019. Xiddigaha kooxda kubadda cagta Tottenham Hotspur ayaa tababarkoodii ugu horreeyey ku qaatay garoonkooda cusub. Garoonka White…
Read More » -
Italy
RASMI: Daniele Rugani oo heshiiska u kordhiyey kooxdiisa Juventus
(Turin) 29 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa ku dhawaaqday inuu heshiiska u ballaariyey ciyaaryahankeeda Daniele Rugani. Daniele Rugani waxa…
Read More » -
Spain
Philippe Coutinho oo kala hadlay saaxiibadiis mustaqbalkiisa kooxda Barcelona
(Spain) 29 Maarso 2019. Philippe Coutinho ayay wararku sheegyaan inuu kala hadlay saaxiibada u dhow arimo quseeya mustaqbalkiisa kooxda Barcelona. Wargeyska…
Read More » -
Ameerika
RASMI: Gonzalo Higuain oo ku dhawaaqay inuu isaga fariistay ciyaaraha heerka caalami
(Buenos Aires) 29 Maarso 2019. Gonzalo Higuain, kaasoo ay milkiyaddiisa leedahay Juventus, isla markaana amaah ku jooga Chelsea ayaa ku…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo ka hadlay dareenkiisa, kadib markii si Rasmi ah loogu magacaabay Tababaraha Man United… (Muxuuse ka yiri kulanka Barcelona?)
(England) 29 Maarso 2019. Tababaraha kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjær ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu si joogta ah…
Read More »