Day: March 28, 2019
-
Spain
Real Madrid oo xagaagan 280 milyan oo Euro ku soo qaadanaysa Kylian Mbappé –France Football
(Paris) 28 Maarso 2019. Sida ay soo ogaatay jariidadda ‘France Football’ waxaa kooxda Real Madrid ee waddanka Spain ay qorsheyneysaa…
Read More » -
England
DEG DEG: Solskjaer oo si Rasmi ah loogu magacaabay Tababaraha Man United….(Imise Sano ayuu saxiixay?)
(Manchester) 28 Maarso 2019. Manchester United ayaa ku meel gaarnimada ka saartay Solskjaer iyadoona xilka si rasmi ah ugu aamintay macalinka…
Read More » -
England
De Gea oo wali ku adkeysanaya codsigii uu hor dhigay Manchester United, si uu u sii joogo garoonka Old Trafford
(England) 28 Maarso 2019. Goolhayaha kooxda Manchester United David de Gea ayaa wali halkiisa kasii wada inuu ku adkeeyo maamulka…
Read More » -
Germany
Hernandez oo aan dib dambe u xiran doonin maaliyada Atletico Madrid inta ka dhiman xili ciyaareedka… (Maxay tahay sababta?)
(Yurub) 28 Maarso 2019. Bayern Munich ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqday inay lasoo saxiixatay daafaca kooxda Atletico Madrid ee Lucas Hernandez,…
Read More » -
England
“Wali ma jirto cid taqaana meelaha uu ka liito Virgil van Dijk”
(England) 28 Maarso 2019. Laacibka xulka qaranka Holand iyo kooxad Fulham ee Ryan Babel ayaa sheegay hadal layaab leh, kadib markii…
Read More » -
Spain
“Real Madrid wey ku ceyrin doontaa” – Van der Vaart oo u digay Gareth Bale
(Yurub) 28 Maarso 2019. Laacibkii hore xulka qaranka Holand, sidoo kale soo xirtay maaliyadaha kooxaha Real Madrid iyo Tottenham Hotspur ee…
Read More » -
England
Manchester United oo dib u soo celisay xiisaha ay u qabto saxiixa xidig ka tirsan Barcelona
(England) 28 Maarso 2019. Wargeyska “Daily Star” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Manchester United ay dib u…
Read More » -
Spain
“Waxaan wali ku leeyahay kooxda Inter saaxiibo iyo xusuus aad u fiican” – Philippe Coutinho
(Yurub) 28 Maarso 2019. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Brazil iyo kooxda Barcelona Philippe Coutinho ayaa fariin u diray kooxdiisa hore…
Read More » -
Champ' League
Halyeeyga reer Holand ee van der Sar oo ku hanjabay in Ajax ay garaaci karto kooxda Juventus
(Yurub) 28 Maarso 2019. Goolhaayihii hore reer Netherland ee Edwin van der Sar ayaa xaqiijiyay in kooxda Ajex ay awood u…
Read More » -
Spain
Wakiilka Malcom oo sharaxaad ka bixiyay xaqiiqda ah inuu ku biirayo Inter Milan
(Yurub) 28 Maarso 2019. Wakiilka da’ayarka reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Malcom ayaa beeniyay wararka xanta ah ee sheegaya in…
Read More »