Day: March 27, 2019
-
England
Labada kooxood oo midkood uu tababare u noqon doono Jose Mourinho oo la shaaciyey
(Yurub) 27 Maarso 2019. Macallin Jose Mourinho ayaa la soo warinayaa inuu go’aansaday inuu irdaha u furo inuu noqdo tababaraha…
Read More » -
England
Kooxda Barcelona oo qorsheynaysa inay xagaagan la saxiixato difaaca Arsenal ee Nacho Monreal
(Barcelona) 27 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay qorsheynayso inay xagaagan la saxiixato difaaca naadiga…
Read More » -
Italy
Waa kuma ciyaaryahanka iska diiday kooxda Real Madrid si uu ugu biiro Inter Milan!?
(Madrid) 27 Maarso 2019. Laacibka khadka dhexe ee naadiga River Plate, Exequiel Palacios ayaa la soo warinayaa inuu hoos u…
Read More » -
Italy
Qawaarka Quagliarella oo Taariikh cusub u dhigay xulka Talyaaniga…..(EEG LIISKA)
(Italy) 27 Maarso 2019. Qawaarka Quagliarella ayaa taariikh cusub u dhigay xulka qaranka Talyaaniga kaddib gool uu u dhaliyay ciyaartii ay…
Read More » -
England
Manchester United oo daawatay xiddig ka tirsan kooxda Barcelona intii lagu guda jiray ciyaaraha caalamiga ah
(Manchester) 27 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa soo warinayaa in rag ka socda ay xaadireen garoonka Stade…
Read More » -
England
Arsenal oo isku diyaarinaysa inay £30m ku soo qaadato laacib khad dhexe oo ka tirsan kooxda Paris Saint-Germain
(London) 27 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso inay xagaagan dalab 30 milyan…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo aan Paul Pogba u ogolaan doonin inuu tago
(Manchester) 27 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay hoos u dhigi doonto in ciyaaryahankeeda…
Read More » -
England
RASMI: Joe Gomez oo dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa Liverpool
(Liverpool) 27 Maarso 2019. Ciyaaryahan Joe Gomez ayaa la xaqiijiyey inuu dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa Liverpool ee dalka…
Read More » -
Euro 2016
Sergio Ramos oo xalay barbareeyey goolhaye Iker Casillas
(Madrid) 27 Maarso 2019. Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa xalay barbareeyey goolhaye Iker Casillas. Xulka qaranka Spain…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ciyaaryahan wayn oo soo ISLAAMAY, halka laacib kale oo Muslim ahaa ay Hooyadii soo islaamtay
(Christchurch) 27 Maarso 2019. Kaddib dhacdadii foosha xumeyd ee xasuuqa loogu geystay Muslimiin ku cibaadeysanaysa Masjid ku yiilay magaalada Christchurch ee…
Read More »