Day: March 26, 2019
-
Bannaanka Garoonka
“Haddii uu Aabahaa sidan sameyn lahaa oo uu Xabadka galin lahaa Naag kale….”.- Maxamed Saalax Hooyadii oo Fariintan u reebtay Wiilkeeda kaddib markii ay aragtay Sawirkan..!!!
(Dubai) 26 Maarso 2019. Mohamed Salah hooyadii ayaa dood ka keentay sawir uu wiilkeeda ku galay Magaalada Dubai isagoona hab…
Read More » -
England
Manchester United oo ka mid ah afar kooxood oo wada doonaya saxiixa xiddiga Real Madrid ee Raphael Varane
(Manchester) 26 Maarso 2019. Difaaca kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Raphael Varane ayaa la soo warinayaa inuu bartilmaameed u…
Read More » -
England
N’Golo Kante oo iska fogeeyey wararka la xiriirinaya kooxda Real Madrid… (Muxuu yiri?)
(London) 26 Maarso 2019. Laacibka khadka dhexe ee Chelsea N’Golo Kante ayaa iska fogeeyey warka la xiriirinaya inuu u dhaqaaqi…
Read More » -
England
Miyuu Paul Pogba go’aansaday inuu xagaagan isaga tago kooxda Manchester United?
(Manchester) 26 Maarso 2019. Ciyaaryahan Paul Pogba ayaa la soo warinayaa inuu go’aansaday inuu isaga tago kooxdiisa Manchester United xagaagan.…
Read More » -
Italy
“Kooxda Real Madrid way u xiistay Cristiano Ronaldo” – Casemiro
(Madrid) 26 Maarso 2019. Laacibka khadka dhexe ee kooxda Real Madrid Casemiro ayaa qiray in kooxdiisu ay u xiistay Cristiano…
Read More » -
England
Labo xiddig oo muhiim ah oo suuqa xagaaga ka tagaya kooxda Manchester United
(Manchester) 26 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay lumin karto labadeeda ciyaaryahan ee muhiimka…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo saddexdaan ciyaaryahan midkood ku buuxsanaysa booska uu ka baxay Aaron Ramsey
(London) 26 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa in saddexdaan ciyaaryahan midkood ay u aragto bedelka…
Read More » -
France
Kylian Mbappé oo xalay sameeyey RIKOODH gaar ah isagoo noqday ciyaaryahankii….
(Paris) 26 Maarso 2019. Kylian Mbappé ayaa xalay rikoodh gaar ah sameeyey kulankii ay guusha gaareen dhiggooda Iceland. Xulka qaranka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sergio Aguero walaalkii oo soo Shirqoolay Gabar yar si uu Saaxiibkii u Kufsado………!!!!!!
(Buenos Aires) 26 Maarso 2019. Booliska ayaa xiray xiddiga la dhashay Sergio Aguero ee lagu magacaabo Gaston Alexander del Castillo 21-jir…
Read More » -
England
“Mané wuxuu ka faa’ideysanayaa xaalada uu ku jiro Maxamed Saalax” – Gary Neville
(England) 26 Maarso 2019. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa ka hadlay hoos u dhaca ku yimid xili ciyaareedkan…
Read More »