Day: March 24, 2019
-
England
Kooxda Real Madrid oo iska diiday fursad ay kula saxiixan kartay laacibka Man United ee Alexis Sanchez
(Madrid) 24 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa hoos u dhigtay fursad ay Manchester United kagala soo saxiixan…
Read More » -
Champ' League
Jose Mourinho oo daaha ka rogay labada kooxood ee ugu cad-cad ku guuleysiga Koobka Horyaallada Yurub ee Champions League
(Yurub) 24 Maarso 2019. Macallinka weli shaqo la’aanta ku jira ee Jose Mourinho ayaa daboolka ka rogay labada kooxood ee…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo qorsheynaysa inay £250m ku soo qaadato saddex ciyaaryahan oo Portuguese ah
(Manchester) 24 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay go’aansatay inay soo iibsato saddexda ciyaaryahan…
Read More » -
England
Manchester City oo Bangiga u jabinaysa xiddiga bartilmaameedka u ah kooxda Manchester United ee Milan Skriniar
(Manchester) 24 Maarso 2019. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso…
Read More » -
Ameerika
Booskee ka ciyaaraa xiddiga ay Arsenal ka doonayso kooxda reer Brazil ee Gremio??
(London) 24 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa dooneysa inay la soo saxiixato daafaca dhexe ee Walter Kannemann kaasoo…
Read More » -
England
Eden Hazard oo ka jawaabay wax ka jira wararka sheegaya inuu heshiis buuxa la gaaray kooxda Real Madrid
(London) 24 Maarso 2019. Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda kubadda cagta Chelsea ee Eden Hazard ayaa shaaca ka qaaday inaysan…
Read More » -
England
Manchester United oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa da’yarka kooxda Chelsea ee Callum Hudson-Odoi
(Manchester) 24 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay soo gashay tartanka loogu jiro saxiixa…
Read More » -
England
Pirlo oo ka hadlay dareenkiisa kaga aadan jawiga garoonka Anfield, kaddib kulankii xalay dhex maray waayeelada kooxaha Milan iyo Liverpool
(England) 24 Maarso 2019. Halyeeyga kubadda cagta ee dalka Talyaaniga ee Andrea Pirlo ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay inuu…
Read More » -
England
Berbatov oo ka hadlay mustaqbalka Paul Pogba ee kooxda Manchester United
(England) 24 Maarso 2019. Weeraryahankii hore kooxda Manchester United Dimitar Berbatov ayaa aaminsan in wareysigii uu Paul Pogba kaga hadlay Real…
Read More » -
Spain
“Ma filayo in Aabahey uu ii ammaani doono sida Jose Mourinho” – Ivan Rakitić
(Yurub) 24 Maarso 2019. Xidiga kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Croatia Ivan Rakitić ayaa ammaanay tababare Jose Mourinho, waxayna arintan timid…
Read More »