Day: March 23, 2019
-
England
Weeraryahanka Chelsea ee Eden Hazard oo ogolaaday heshiis shan sanadood ah uu ugu biirayo kooxda Real Madrid
(London) 23 Maarso 2019. Weeraryahanka kooxda Chelsea ee Eden Hazard ayaa la soo warinayaa inuu diyaar u yahay inuu ogolaado…
Read More » -
England
ARAG: Sida ay u muuqan doonto Shaxda kooxda Liverpool haddii uu ku soo biiro Dybala… (Saalax, Mane iyo Firmino kee ka bixi doona Booska???)
(Liverpool) 23 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa si weyn loola xiriirinayaa saxiixa laacibka Naadiga Juventus ee Paulo Dybala.…
Read More » -
England
Romelu Lukaku oo la shaaciyey inuu dhaawac kaga maqnaanayo xulka Belgium kulanka Habeen dambe
(Brussels) 23 Maarso 2019. Romelu Lukaku ayaa seegi doona kulanka isreeb-reebka Euro 2020 ee xulkiisa Belgium uu la leeyahay Cyprus.…
Read More » -
England
“Waxaan doonayaa inaan qaado tallaabada xigta” – Granit Xhaka oo qirtay inuu ka tagayo Arsenal
(London) 23 Maarso 2019. Laacibka khadka dhexe ee kooxda Arsenal, Granit Xhaka ayaa shaaca ka qaaday inuu suuqa xagaagan kooxda…
Read More » -
England
Jariiradda The Telegraph oo shaacisay haddii uu Ander Herrera doonayo inuu ku biiro kooxda Paris Saint-Germain
(Manchester) 23 Maarso 2019. Jariiradda The Telegraph ayaa shaaca ka qaaday haddii uu ciyaaryahanka kooxda Man United ee Ander Herrera…
Read More » -
France
Olivier Giroud oo xalay noqday xiddiga saddexaad ee ugu goolasha badan taariikhda xulka qaranka France
(Chișinău) 23 Maarso 2019. Xulka qaranka France ayaa xalay 4-1 uga soo adkaatay dhiggooda Moldova oo ay booqdeen kulan ka…
Read More » -
Ameerika
Xiddiga xulka Brazil u xiran doona lambarkii 10-aad ee Neymar oo la shaaciyey & Shan waxyaabood oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato
(Rio) 23 Maarso 2019. Xulka qaranka Brazil ayaa ku dhawaaqay in laacibka khadka dhexe ee kooxda AC Milan, Lucas Paqueta…
Read More » -
England
Muxuu kala jeeday dabaal-deggii uu xalay sameeyey Raheem Sterling markii uu goolka labaad ka dhaliyey Czech Republic??
(London) 23 Maarso 2019. Xulka qaranka England ayaa 5-0 ku xaaqay xalay dhiggooda Czech Republic oo marti u ahaa kulan…
Read More » -
Ameerika
Macallin Tite oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha xulka qaranka Brazil ee la kala ciyaari doona Panama iyo Czech Republic
(Rio) 23 Maarso 2019. Macallinka xulka qaranka Brazil ee Tite ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha xulkiisa ee la kala ciyaari…
Read More » -
England
Maxay ka dhigan tahay saddexleeydii uu xalay xulka England u dhaliyey Raheem Sterling??
(London) 23 Maarso 2019. Xulka qaranka England ayaa 5-0 ku xaaqay xalay dhiggooda Czech Republic oo marti u ahaa kulan…
Read More »