Day: March 21, 2019
-
England
“Waxaan eeganayaa oon isku dayayaa inaan gaaro heerkiisa oo kale.”.
(England) 21 Maarso 2019. Xiddiga ugu shidan naadiga Chelsea iyo xulka Belgium Eden Hazard ayaa qiray inuusan gaarsiisaneyn heerka uu…
Read More » -
Champ' League
RASMI: UEFA oo Ganaax dul dhigtay Cristiano Ronaldo kaddib dabaal degii Anshax xumada ahaa
(Europe) 21 Maarso 2019. UEFA ayaa ganaax dul dhigay xiddiga Juventus ee Cristiano Ronaldo kaddib dabaal degii anshax xumada ahaa…
Read More » -
England
Lionel Messi oo dhalinta laadadka xorta ah kaga badan kooxo waa weyn oo ka dhisan Yurub oo ka mid tahay Real Madrid tan iyo 2011/12
(Barcelona) 21 Maarso 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa tan iyo xilli ciyaareedkii 2011/12 laadadka xorta…
Read More » -
England
Macallinka Man United ee Solskjaer oo Ed Woodward u gudbiyey liiska xiddigaha uu doonayo in kooxda laga diro & Sanchez oo ka mid ah!
(Manchester) 21 Maarso 2019. Macallinka ku meel gaarka ah ee kooxda Manchester United, Ole Gunnar Solskjaer ayaa la soo warinayaa…
Read More » -
England
Kooxda Lazio oo ku dhow inay la saxiixato difaac ka tirsan Liverpool
(Rome) 21 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Lazio ayaa la soo warinayaa inay aad ugu dhow dahay inay la saxiixato…
Read More » -
Spain
Pique iyo Xavi oo dib u xiranaya kabahooda si ay u ciyaaraan kulanka Isniinta ee Catalonia vs Vanuzeula
(Barcelona) 21 Maarso 2019. Xiddigaha Gerard Pique iyo Xavi ayaa si rasmi ah loogu daray liiska xiddigaha Catalonia ee wajahaya…
Read More » -
England
Xiddiga kooxda Barcelona ee Philippe Coutinho oo hal sabab darteed aan u doonayn inuu ku biiro Manchester United
(Barcelona) 21 Maarso 2019. Laacibka khadka dhexe ee kooxda Barcelona, Philippe Coutinho ayaa la soo warinayaa inuu go’aansaday inuusan dooneynin…
Read More » -
England
Miyey kooxda Chelsea si joogto ah ula wareegeysaa Gonzalo Higuain?
(London) 21 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo sheegayaa inaysan u badnayn inay si joogto ah kula…
Read More » -
England
Manchester United oo kalsooni ku qabta saxiixa Jadon Sancho… (Meeqa milyan ayey ku soo qaadanaysaa?)
(Manchester) 21 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay ku kalsoon tahay inay la saxiixan…
Read More » -
Spain
Karim Benzema oo ka mid ah afar ciyaaryahan oo xagaagan ka tagaya kooxda Real Madrid
(Madrid) 21 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay go’aansatay inay albaabada u furto suuro-galnimada…
Read More »