EEG sida ay noqon karto shaxda uu xulka qaranka England kala hortagi doono Jimcaha Czech Republic

(England) 20 Maarso 2019. Xulka qaranka England ayaa la shaaciyey shaxda uu kala hortagi karo dhiggiisa Czech Republic.

Xulka England ayaa dib ugu soo laabanaya ciyaaraha markii ugu horreysan sanadkan, waxaana Jimcaha habeenkeeda ay garoonkooda Wembley ku soo dhowaynayaan Czech Republic kulankooda furitaanka isreeb-reebka Euro 2020.

Saddexda libaax ayaa ku raaxaysanaya xusuustooda wanaagsan ee sanadkii hore 2018, markaasoo ay gaareen afar dhammaadka Koobka Adduunka, waxaana ay xaqiijiyeen booskooda final-ka Nations League ka hor Spain iyo Croatia.

Macallin Gareth Southgate ayaa rajaynaya in xiddigaha xulkiisu ay sii joogteyn doonaan goolahooda tartanka Euro 2020.

Haddaba halkaan hoose ka eeg shaxda ay ku soo geli karaan xulka England kulanka ay ka horjeedaa Czech Republic:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close