Day: March 20, 2019
-
Bannaanka Garoonka
Laacibkii hore ee Premier League iyo xulka Qaranka Masar Ahmed Mido oo dadka hortooda lagu Jeedaleynayo dalka Sacuudiga….(Muxuu sameeyay??)
(Saudi Arabia) 20 Maarso 2019. Laacibkii hore ee kooxaha Premier League Tottenham, West Ham, Wigan iyo Middlesbrough iyo waliba xulka qaranka…
Read More » -
Wararka
RASMI: Iker Casillas oo qandaraaska u kordhiyey kooxdiisa FC Porto
(Porto) 20 Maarso 2019. Goolhaye Iker Casillas ayaa heshiis cusub qalinka ugu duugay kooxda FC Porto, waxaana uu xusay inuu…
Read More » -
England
EEG sida ay noqon karto shaxda uu xulka qaranka England kala hortagi doono Jimcaha Czech Republic
(England) 20 Maarso 2019. Xulka qaranka England ayaa la shaaciyey shaxda uu kala hortagi karo dhiggiisa Czech Republic. Xulka England…
Read More » -
England
PSG oo wada dooneysa Kante, Kroos iyo Griezman… (Haddaba EEG sida ay u muuqan doonto Shaxdeeda 2019-2020!)
(Paris) 20 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta PSG ee ka dhisan Waddanka Faransiiska ayaa shaxdeeda ku soo darsan karta xilli…
Read More » -
England
Real Madrid oo Raphael Varane u bandhigaysa mid ka mid ah kooxaha Premier League & Man United oo ay xaaladdu ku xun tahay
(Madrid) 20 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay qorsheynayso inay Raphael Varane u bandhigto…
Read More » -
England
ARAG: Sida ay u muuqan doonto shaxda Man United kaddib mar ay ka soo dukaameysato suuqa xagaaga
(Manchester) 20 Maarso 2019. Waxaa la shaaciyey sida ay u muuqan karto shaxda kooxda Manchester United xilli ciyaareedka soo socda,…
Read More » -
England
Keebaa Qurxoon Goolkii uu habeen dhaweyd dhaliyay Messi iyo kii Frank Lampard ee 2008….(Bal Daawo oo adiga go’aami)
(Europe) 20 Maarso 2019. Lionel Messi ayaa habeen dhaweyd Saddexleey ka dhaliyay naadiga Real Betis isagoona goolashiisa ku soo xiray…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
YAABKA YAABKIIS: Ma aamineysid lacagaha lagu iibsaday Xanjadii uu Calaalinayay Ferguson kulankiisii ugu dambeeyay ee Manchester United!!!!
(Manchester) 20 Maarso 2019. Marna ma iibsan kartid sanadihii dahabiga ahaa uu Sir Alex Ferguson ku qaatay Manchester United balse…
Read More » -
England
Liiska 50-ka tababare ee ugu fiican ebid taariikhda kubbada cagta Adduunka oo la soo saaray
(Paris) 20 Maarso 2019. Shabadda ciyaaraha ee France Football ayaa soo saartay liiska 50-ka tababare ee ugu fiicanaa taariikhda kubbada…
Read More » -
Soomaaliya
Xasan Xasaasi oo raali-gelin bixiyey dibna ugu soo laabanaya tababarka kooxdiisa Horseed
(Muqdisho) 20 Maarso 2019. Xiddiga Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda kubada Cagta ee Horseed Xasan Cabdi Nuur Geeseey (Xasaasi) ayaa…
Read More »