Day: March 19, 2019
-
Spain
Álvaro Arbeloa oo faalo ka bixiyay dib ugu laabashada Zidane ee kooxda Real Madrid
(Spain) 19 Maarso 2018. Daaficii hore ee kooxda Real Madrid Álvaro Arbeloa ayaa xaqiijiyay inay adagtahay sidii loo horumarin lahaa kooxda…
Read More » -
England
Carragher oo ka warbixiyay sababaha ay u adag tahay in Klopp uu u dhaqaaqo kooxda Bayern Munich
(Yurub) 19 Maarso 2018. Halyeeyga kooxda Lverpool ee Jamie Carragher ayaa wuxuu shaaca ka qaaday sababta uu u aaminsan yahay inay…
Read More » -
Italy
“Ronaldo iyo Messi oo kale 100-kii sano hal mar ayay dhashaan”
(Yurub) 19 Maarso 2018. Xidiga reer Serbia iyo kooxda Roma ee Aleksandar Kolarov ayaa si weyn u amaanay laacibka Juventus ee…
Read More » -
France
Paris Saint-Germain oo dalab waali ah ku raadineysa Toni Kroos
(PSG) 19 Maarso 2018. Kadib markii ay isaga hareen tartanka Champions League, waaxda isboortiga ee kooxda Paris Saint-Germain ayaa waxay bilaabeen…
Read More » -
England
Ibrahimovic oo weerar culus ku qaaday jiilkii ku hareereysnaa Ferguson, si uu u difaaco Paul Pogba
(England) 19 Maarso 2018. Xidigii hore ee kooxda Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa difaacay Paul Pogba, kaasoo uu shee gay inuu…
Read More » -
Champ' League
Mata oo rajeeyay in Messi aysan noqon maalintiisa kulanka ay kaga hor imaan doonaan tartanka Champions League
(Europe) 19 Maarso 2018. Xidiga khadka dhexe ee kooxda Manchester United ee Juan Mata ayaa sheegay in Red Devils-ka ay…
Read More » -
Spain
KAAF IYO KALA DHEERI: Messi oo Boorka ku reebay Ronaldo iyo xarfaanta kale ee ugu Shidan Yurub….(Bal arag Tiro-koob Cusub oo la soo saaray)
(Europe) 19 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa saddexleey xarago leh ka kacay ciyaartii dhaweyd ay Barca afarta gool uga adkaatay…
Read More » -
England
Xherdan Shaqiri oo laga saaray liiska xulka qaranka Switzerland ee tartanka Euro 2020
(Liverpool) 19 Maarso 2019. Ciyaaryahanka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Shaqiri ayaa laga saaray liiska xulka qaranka Switzerland ee ciyaari…
Read More » -
Italy
Hector Herrera oo go’aasaday kooxda uu biirayo… (Miyuu aadayaa Spain mise waxa uu ku sii jeedaa Italy?)
(Porto) 19 Maarso 2019. Xiddiga kooxda FC Porto ee Hector Herrera ayaa la soo warinayaa inuu go’aansaday kooxdii uu ku…
Read More » -
England
Virgil van Dijk: “Goolasha Mohamed Salah ee Liverpool waa ay imaan doonaan”
(Liverpool) 19 Maarso 2019. Difaaca xulka qaranka Netherlands ee Virgil van Dijk ayaa shaaca ka qaaday in xiddiga ay ka…
Read More »