Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Genoa iyo Juventus oo la shaaciyey & Cristiano Ronaldo oo maqan

(Genoa) 17 Maarso 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan galabta kooxaha Genoa iyo Juventus ee horyaalka Serie A.

Juventus waxaa ka maqan Cristiano Ronaldo kulanka ay safrayaan Genoa, laakiin waxa ay ku ciyaari doonaan 3-5-2, iyadoo ay is kaashan doonaan Paulo Dybala, Mario Mandzukic iyo Alex Sandro.

Sidoo kale kooxda Juve waxaa ka maqnaan doona oo dhaawacyo qaba Sami Khedira, Douglas Costa, Andrea Barzagli, Juan Cuadrado iyo Mattia De Sciglio.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-

Safka hore ee Genoa: Radu; Pereira, Romero, Zukanovic, Criscito; Lazovic, Radovanovic, Rolon, Lerager; Sanabria, Kouame

Safka hore ee Juventus: Perin; Caceres, Bonucci, Rugani; Cancelo, Emre Can, Pjanic, Bentancur, Alex Sandro; Mandzukic, Dybala.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close