Shaxda rasmiga ah kulanka galabta ee kooxaha Fulham iyo Liverpool oo lagu dhawaaqay

(London) 17 Maarso 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan galabta kooxaha Fulham iyo Liverpool ee horyaalka Premier League.

Reds ayaa booqan doonta garoonka Craven Cottage waxaana ay u baahan tahay inay halkaas guul ku soo gaarto si ay rajo sare u galiso ku guuleysigeeda horyaalka Ingiriiska oo ay ku loollamayaan haatan Man City.

Dhinaca kale kooxda Fulham ayaa shaxdeeda maanta ku sameysay kaliya afar isbedel.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN HOOS KA EEG:-

Safka hore ee Fulham: Sergio Rico; Fosu-Mensah, Chambers, Ream, Bryan; Seri, Cairney, Anguissa; Ayité, Mitrovic, Babel.

Safka hore ee Liverpool: Alisson; Alexander-Arnold, Matip, Van Dijk, Robertson; Fabinho, Wijnaldum, Lallana; Salah, Firmino, Sadio Mané.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close