Day: March 17, 2019
-
Spain
Barcelona oo garaacday Real Betis xili Messi uu dhaliyey sedex leey +Sawiro
( La Liga ) 18 Marso 2019 Kooxda Barcelona ayaa guu muhiim aheyd ka gaartay kooxda Real Betis kaddib markii…
Read More » -
Italy
Kooxda Inter Milan oo guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda Kooxda AC Milan +Sawiro
(Serie A ) 18 Marso 2019 Kulan ciyareedkii darbiga ahaa ee u dhaxeyey kooxaha Ac Mila iyo Inter ayaa ku…
Read More » -
England
Hankii Chelsea ee booska afaraad oo god mugdi sii galay kaddib guul daro ay kala kulantay kooxda Everton+Sawiro
( Premier League ) 17 Marso 2019 Kooxda Everton ayaa guul daro xanuun badan biday kooxda Chelsea kulan ka tirsanaa…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo si dhib leh kaga adkaatay Fullham misane qaab ku meel gaar ah ula wareegtay hogaanka horyaalka +Sawiro
( Premier League ) 17 Marso 2019 Kooxda Liverpoo ayaa guul baxsad ah ka gaartay kooxda Fullham kulan ka tirsanaa…
Read More » -
Italy
Kooxda Genoa oo soo gaba gabeysay rikoorkii guulaha ee Juventus kaddib guul muhiim ah oo ay ka gaareen
(Italay) 17 Marso 2019 Kooxda Genoa ayaa guuul daro labo gool iyo waxba biday kooxda Juventus kulan ka tirsanaa horyaalka…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka galabta ee kooxaha Fulham iyo Liverpool oo lagu dhawaaqay
(London) 17 Maarso 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan galabta kooxaha Fulham…
Read More » -
Soomaaliya
RASMI: Macallin Ajnabi ah oo loo dhiibay hoggaanka xulka qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta
(Muqdisho) 17 Maarso 2019. Sida uu goordhow inoo xaqiijiyey guddoomiye ku xigeenka xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta Cali Cabdi Maxamed…
Read More » -
England
Tottenham oo kooxda Man United kula tartamaysa saxiixa xiddig ka ciyaara horyaalka Premier League
(England) 17 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Tottenham ayaa la soo warinayaa inay doonayso inay ku garaacdo Manchester United saxiixa…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Genoa iyo Juventus oo la shaaciyey & Cristiano Ronaldo oo maqan
(Genoa) 17 Maarso 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan galabta kooxaha Genoa…
Read More » -
England
Tottenham oo lacag rikoorka adduunka ah hor dhigtay kooxda Real Madrid haddii ay doonayaan inay la wareegaan Eriksen
(London) 17 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Tottenhan ayaa la soo warinayaa inay lacag rikoorka Adduunka ah hor dhigtay naadiga…
Read More »