Day: March 16, 2019
-
England
Kooxda Manchester United oo ka hartay tartanka Fa Cup kaddib guul daro ay kala kulantay kooxda Wolves+Sawiro
( Fa Cup) 17 Marso 2019 Kooxda Manchester United ayaa gabi ahaanba isaga hartay tartanka Fa Cup kaddib guul daro…
Read More » -
England
Kooxda Man city oo guul soo laabasho leh ka gaartay kooxda Sawansea kulan ka tirsanaa tartanka Fa Cup+Sawiro
( Fa Cup )16 Marso 2019 Kooxda Man City ayaa guul soo laabsho leh ka gaartay kooxda sawansea kulan ka…
Read More » -
Spain
Zinedine Zidane oo guul ku hogaamiyey kooxda Real Madriid kulankii ugu horreyey ee soo laabashadiisa + Sawirro
( La Liga ) 16 Marso 2019 Kooxda Real Madriid aya guul muhiim ah ka gaartay kooxda Celta Vigo kulan…
Read More » -
Soomaaliya
Guddoomiye ku xigeenka xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray Baydhabo
(Muqdisho) 16 Maarso 2019. Guddoomiye ku xigeenka xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta Cali Cabdi Maxamed Cali Shiine iyo wafdi uu…
Read More » -
Soomaaliya
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta oo dadaallo ugu jira horumarinta ciyaaraha Gobollada… + SAWIRRO
(Muqdisho) 16 Maarso 2019. Waxaa socda dadaallo aan kala joogsi lahayn oo lagu doonayo in lagu horumariyo ciyaaraha kubadda cagta…
Read More » -
Soomaaliya
Ciyaartoyda Xulka qaranka Soomaaliya oo billado dahab ah ka soo hooyay tartan caalami ah… + SAWIRRO
(Muqdisho) 16 Maarso 2019. Ciyaartoyda Xulka qaranka cayaaraha fudud ayaa guul taariikhi ah ka soo hooyay tartan cayaaraha fudud oo…
Read More » -
England
“Horyaalka Premier League kama bixi doono gacmaheena” – Raheem Sterling
(England) 16 Maarso 2019. Xidiga kooxda Manchester City ee Raheem Sterling ayaa fariin adag u dirtay kooxdiisii hore ee Liverpool, taasoo…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid Vs Celta Vigo
(La Liga) 16 Maarso 2019. Kooxaha Real Madrid Vs Celta Vigo ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka La…
Read More » -
England
Arsenal oo doonaysa inay u dhaqaaqdo soo xero gelinta xiddig ka tirsan kooxda Manchester United
(London) 16 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay rajaynayso inay soo qaadato Antonio Valencia oo…
Read More » -
England
Weeraryahanka Kooxda Liverpool, Sadio Mane oo shaki laga galinayo kulanka Berri galab ee Premier League
(Liverpool) 16 Maaro 2019. Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda kubadda cagta Liverpool ee Sadio Mane ayaa shaki laga galinayaa kulanka…
Read More »