Sidee loo kala hogaaminayaa Gool dhalinta Champions League iyo Europe League??

(Europe) 15 Maarso 2019. Waxaa dhawaan la soo saaray isku aadka wareega 8-da ee Tartamada Champions League iyo Europe League.

Haddaba waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Xiddigaha hogaaminaya gool dhalinta labada tartan ee ugu waa wayn Yurub.

Lionel Messi ayaa 8-gool ku horkacaya gool dhalinta Champions League wuxuuna caawiyay saddex gool halka uu Cristiano Ronaldo uu leeyahay 4-gool iyo labo caawin ah, Saddex ka mid ah goolashiisa wuxuu dhaliyay habeenkii Arbacada markii ay ka adkaadeen Atletico Madrid.

Tokeo la picha la Lionel Messi vs Lyon

Oliver Giroud ayaa hogaanka u haya gool dhalinta Europe League oo wuxuu leeyahay 9-gool isagoona sameeyay 2-caawin ah.

Tokeo la picha la Oliveir Giroud Europe League hatrick

LIISKA KALA SARREYNTA GOOL DHALINTA CHAMPIONS LEAGUE:

 LIISKA KALA SARREYNTA GOOL DHALINTA EUROPE LEAGUE:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close