SAWIRRO+MUUQAAL: Iwobi oo Xalay ku kacay fal fool xun oo aad looga yaq-yaqsado!!

(London) 15 Maarso 2019. Arsenal ayaa xalay si xarago leh ugu soo gudubtay wareega sideed dhammaadka Europe League kaddib markii ay 3-0 uga adkaatay Rennes.

Yeelkeede, Weeraryahankooda reer Nigeria Alex Iwobi ayaa dhammaadka ciyaarta ku kacay fal aad looga yaq-yaqsado oo ka careysiiyay qof kasta.

Taageerayaasha Gunners ayaa xitaa baraha bulshada uga jeex jeexay Iwobi iyagoo aad uga xun falkii foosha xuumaa uu ku kacay.

Iwobi ayaa waxay is qabteen  Hamari Traore oo ay erayo kulul is dhaafsadeen ka hor inta uusan gadaal uga boodin isla markaana sanka ka qabsan.

Waxay u muuqataa in Iwobi uu tilmaamayo in Traore uu urayo waana wax ka baxsan anshaxa kubbada cagta.

SAWIRRO:

Tokeo la picha la Alex Iwobi and Hamari Traore

 Alex Iwobi and Hamari Traore squared off in injury time at the Emirates

 Alex Iwobi held his nose after a stand-off with Hamari Traore

 Alex Iwobi was blasted on social media for this gesture towards Hamari Traore

MUUQAAL:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close