Safafka Rasmiga ah ee kulanka Arsenal vs Rennes…..(Gunners oo ku soo gashay Shax culus)

(Europe) 14 Maarso 2019. Arsenal ayaa ku soo gashay saf culus ciyaarta iminka ay la yeelaneyso Rennes lugta labaad ee wareega 16-ka Europe League.

Gunners ayaa looga fadhiyaa caawa inay iska soo dhaqdo guul darada lugtii hore ee 3-1.

Kooxda tababare Emery ayaa u baahan 2-0 ama ka badan si ay ugu soo gudubto wareega sideed dhammaadka.

Haddaba araga SAFAFKA labada dhinac.

Arsenal:

Cech, Maitland-Niles, Mustafi, Koscielny, Monreal, Kolasinac; Xhaka, Ramsey; Ozil; Aubameyang, Lacazette

Rennes:

Koubek, Traore, Da Silva, Mexer, Bensebaini, Andre, Grenier, Sarr, Ben Arfa, Bourigeaud, Niang

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close