Maxay ka dhigan tahay Saddexleydii uu caawa ka kacay Olivier Giroud??

(England) 14 Maarso 2019. Chelsea ayaa si sahlan ugu soo gudubtay wareega sideed dhammaadka Europe League kaddib markii ay 5-0 ugu qubeeyeen kooxda Dynamo Kyiv.

Olivier Giroud ayaa dhaliyay Saddexley xarago leh, lugta midig, Lugta bidix iyo waliba Madaxa.

Haddaba weeraryahanka reer France ayaa waxay uga dhigan tahay inuu dhaliyay Saddexleydiisii labaad ee Tartamada Yurub oo wuxuu horey hat-trick ugu dhaliyay Arsenal kulan ka tirsanaa Champions League ay ka adkaadeen Olympiakos bishii December ee 2015.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close