Day: March 13, 2019
-
Champ' League
Liverpool oo gaartay wareega sideed dhamaadka kaddib guul raaxo leh ay gaareen Bayer Munic iyo Barcelona oo an wax u reeban Lyon.
( Yurub ) 14 Marso 2019 kooxda Liverpool oo daaqada ka saartay kooxda Bayer kaddib markii ay kaga adkaadeen 3-1.…
Read More » -
Champ' League
Cristiano Ronaldo oo wajahaya Ganaax la mid ah kii la dul dhigay Diego Simeone
(Europe) 13 Maarso 2019. Cristiano Ronaldo ayaa wajahaya ganaax la mid ah midkii la dul dhigay tababaraha Atletico Madrid Diego Simeone,…
Read More » -
Champ' League
BAL EEG: Rikoodhada waalida ah uu Ronaldo ka dhigay Champions League, Malaha mid uu reebay malahan
(Europe) 13 Maarso 2019. Cristiano Ronaldo ayaa sare u sii qaaday rikoodhada waalida ah uu ka dhigayo koobka ugu xiisaha…
Read More » -
Spain
Zinedine Zidane oo Tababarkii ugu horreeyey ku hoggaamiyey Real Madrid tan iyo markii uu dib ugu soo laabtay kooxda… + SAWIRRO
(Madrid) 13 Maarso 2019. Macallin Zinedine Zidane ayaa maanta kooxda kubadda cagta Real Madrid ku hoggaamiyey tababarka markii ugu horreysay tan iyo…
Read More » -
England
Manchester United oo ballan qaad weyn u sameysay Weeraryahankeeda Marcus Rashford
(Manchester) 13 Maarso 2019. Weeraryahanka kooxda Manchester United ee Marcus Rashford ayaa lagu soo waramayaa inuu labalaabmi doono mushaarkiisa kaddib…
Read More » -
Soomaaliya
Wafdi ka socda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta oo maanta gaaray qaar ka mid ah Gobollada dalka
(Muqdisho) 13 Maarso 2019. Wafdi ka socoda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa kormeer ku tagay qeybo ka mid ah…
Read More » -
Champ' League
Muuqaal soo koobaya xilliyadii ugu fiicnaa uu Ronaldo la qaatay Juventus ka hor wacdarihii xalay
(Turin) 13 Maarso 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa xalay sameeyey bandhig aan caadi ahayn waxaana…
Read More » -
Spain
Mushaarka uu Zidane ka qaadan doono Real Madrid oo shaaca laga qaaday
(Real Madrid) 13 Maarso 2019. Wargeysyada kasoo baxa dalka Spain ayaa waxay shaaca ka qaadeen inta uu gaarsiisan yahay mushaarka cusub…
Read More » -
Champ' League
Georgina Rodriguez oo Ooyin jabsatay kaddib Saddexleydii uu xalay ka kacay Gacaliyaheeda iyadoona u soo qortay Fariintan!!
(Europe) 13 Maarso 2019. Georgina Rodriguez ayaa ooyin jabsatay kaddib markii uu Saddexleey ka kacay gacaliyaheeda Cristiano Ronaldo ciyaatii xalay ay…
Read More » -
Champ' League
Michael Owen oo saadaaliyay ciyaarta caawa dhex mari doonta kooxaha Bayern Munich iyo Liverpool
(Europe) 13 Maarso 2019. Halyeeyga kooxda Liverpool iyo kubada cagta Ingariiska ee Michael Owen ayaa aaminsan in Reds ay ka soo…
Read More »