Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Juventus Vs Atletico Madrid

(Champions League) 12 Maarso 2019. Kooxaha Juventus Vs Atletico Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Juventus Vs Atletico Madrid:

Juventus XI: Szczesny; Cancelo, Bonucci, Chiellini, Spinazzola; Emre Can, Pjanic, Matuidi; Bernardeschi, Mandzukic; Cristiano Ronaldo.

Atletico Madrid XI: Oblak; Arias, Giménez, Godín, Juanfran; Sául, Koke, Rodri, Lemar; Griezmann, Morata.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close