Ogoow halka ay ku dambeeyaan Tababarayaashii kale ee ka soo hoos shaqeeyay Florentino Perez kaddib markii uu xalay soo celiyay Zidane.. + SAWIRRO

(Madrid) 12 March 2019. Madaxweynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez ayaa xalay dib ugu soo celiyey xilka tababarennimo ee Naadiga macallin Zinedine Zidane.

Florenrentino Perez ayaa 10-bilood uun kaddib soo celiyay macallinka reer France ee Zinedine Zidane kaddib markii uu xilka ka xayuubiyay Santiago Solari.

Hadda waxaan halkaan hoose ku eegeynaa halka ay ku dambeeyaan Tababarayaashii kale ee ka soo hoos shaqeeyay Florentino Perez iyo sanadihii ay joogeen kooxda kaddib markii uu xalay Santiago Bernabeu dib ugu soo celiyay Zidane.

Vicente del Bosque (1999 – 2003): Waa uu ka fariistay ciyaaraha

Carlos Queiroz (2003 – 2004): Waa macallinka xulka qaranka Colombia

Jose Antonio Camacho (2004): Hadda waa koox la’aan

Mariano Garcia Remon (2004): Hadda waa koox la’aan

Vanderlei Luxemburgo (2004 – 2005): Hadda waa koox la’aan

Juan Ramon Lopez Caro (2005 – 2006): Shenzhen Football

Manuel Pellegrini (2009 – 2010): West Ham United

Jose Mourinho (2010 – 2013): Hadda waa koox la’aan

Carlo Ancelotti (2013 – 2015): Napoli

Rafa Benitez (2015 – 2016): Newcastle

Julen Lopetegui (2018) Shenzhen Football

Santiago Solari (2018-19): Shenzhen Football

Zinedine Zidane (2016 -2018 & 2019): Real Madrid

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close