Day: March 11, 2019
-
Spain
Ogoow Sirta ka dambeysa in Zidane uu dib ugu soo laabto Real Madrid
(Madrid) 11 Maarso 2018. Zidane ayaa dib ugu soo laabtay Real Madrid isagoona la gaaray heshiis gaaraya ilaa 2022 kaddib…
Read More » -
Spain
RASMI: Real Madrid oo ku dhawaaqday inay dib u soo ceshatay Zidane, kadib markii ay shaqada ka ceyrisay Solari
(Real Madrid) 11 March 2019. Real Madrid ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in Zinedine Zidane uu dib ugu soo laabtay…
Read More » -
Spain
Santiago Solari oo macsalaameeyay ciyaartoyda kooxda Real Madrid
(Real Madrid) 11 March 2019. Wargeyska “Marca” ee dalka Spain ayaa sheegay in tababaraha kooxda Real Madrid ee Santiago Solari uu…
Read More » -
Spain
LAYAAB: Zidane oo qarka u saaran inuu ku laabto Real Madrid, si uu u noqdo badalka Solari
(Real Madrid) 11 March 2019. Real Madrid ayaa isku diyaarineysa inay ku dhawaaqdo saacado yar kadib, dib u soo laabashada Zinedine…
Read More » -
Spain
RASMI: Jordi Alba oo heshiis cusub u saxiixay kooxda Barcelona
(Barcelona) 11 March 2019. Daafaca kooxda Barcelona ee Jordi Alba ayaa saxiixay heshiis cusub uu ku sii joogayo garoonka Cump Nou.…
Read More » -
England
Kooxda Man United oo dib ugu soo laabtay Magaalada Manchester kaddib guuldarradii ka soo gaartay Arsenal.. + SAWIRRO
(Manchester) 11 March 2019. Xiddigaha kooxda kubadda cagta Manchester United iyo maamulka kale ee naadiga ayaa dib ugu soo laabtay…
Read More » -
Spain
Afar ka mid ah xiddigaha muhiimka ah ee Real Madrid oo Florentino Perez u sheegay inay kooxda ka tagi doonaan haddii uu yimaado Jose Mourinho!
(Madrid) 11 March 2019. Sida wararku ay sheegayaan afar ka mid ah xiddigaha muhiimka ah ee kooxda Real Madrid ayaa…
Read More » -
France
Kylian Mbappe oo ka hadlay haddii uu dhammaadka xilli ciyaareedkan ka tagayo kooxda Paris Saint-Germain
(Paris) 11 March 2019. Kylian Mbappe ayaa ka hadlay haddii uu dhammaadka xilli ciyaareedkan ka tagayo kooxdiisa Paris Saint-Germain. Kylian…
Read More » -
England
Liverpool oo kormeer ku haysa xiddig ka tirsan kooxda Real Sociedad & Qiimaha lagu heli karo laacibkan
(Liverpool) 11 March 2019. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la soo warinayaa inay kormeer ku hayso laacibka naadiga Real Sociedad…
Read More » -
England
Saddex ka mid ah kooxaha waa weyn ee Ingiriiska oo heegan sare ugu jira Isco oo raba inuu ka tago Real Madrid
(Madrid) 11 March 2019. Sida wararku ay sheegayaan saddex ka mid ah kooxaha waa weyn ee ka dhisan Waddanka Ingiriiska…
Read More »