Shaxda rasmiga ah ee kulanka Chelsea iyo Wolves oo la shaaciyey

(London) 10 March 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Wolves ee horyaalka Premier League galabta.

Halkaan hoose ka eeg safafka ay labada kooxood ku soo geli doonaan garoonka galabta:-

Safka hore ee Chelsea: Arrizabalaga, Azpilicueta, Rudiger, Luiz, Emerson, Jorginho, Kante, Kovacic, Pedro, Higuain, Hazard.

Safka hore ee Wolves: Patricio, Coady, Boly, Jonny, Doherty, Neves, Dendoncker, Saiss, Moutinho, Jota, Jimenez.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close