SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Arsenal vs Manchester United ka hor kulankooda caawa… (The Gunners oo la qadiyay!)

(London) 10 March 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa marti gelinaysa naadiga Manchester United caawa kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Manchester United ayaa indhaha ku haysa inay saldhigato kaalinta saddexaad ee horyaalka Premier League iyadoo dhibcaha kala mid noqon doonta Tottenham haddii ay caawa guul ka gaaraan Arsenal.

Haddaba shabakadda ciyaaraha ee Sporsmole ayaa shax isku dhaf ah ka sameeyay kooxaha Arsenal iyo Manchester United ka hor kulankooda caawa, Gunners ayaana la qadiyay iyadoo saddex xiddig oo qura laga siiyay shaxdan isku dhafka ah.

EEG SHAXDA:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close