Day: March 9, 2019
-
Horyaallada
Kooxda Barcelona oo guul muhiim ah ka gaartay kooxda Rayo Vellacano .
( LaLiga ) MAR 2019 kooxda Barcelona aya aguul ka gaaratya kooxda Rayo Vellacano kulan ka tirsanaa horyaalka spain ee…
Read More » -
England
Kooxda Man City oo dhagta dhiiga u dartay kooxda Watford+Sawiro
( Premier League ) 9 MAR 2019 kooxda Man City oo ku ciayaareysay garoonkeeda ayaa guul (3-1 ) ka gaartay…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Barcelona Vs Rayo Vallecano
(La Liga) 09 Maarso 2019. Kooxaha Barcelona Vs Rayo Vallecano ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka La Liga…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Manchester City Vs Watford
(Premier League) 09 Maarso 2019. Kooxaha Manchester City Vs Watford ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Premier League…
Read More » -
Spain
Xilliga uu Macallin Jose Mourinho qabanayo shaqada kooxda Real Madrid oo la shaaciyey
(Madrid) 9 March 2019. Sida wararku ay sheegayaan macallin Jose Mourinho aya dib ugu soo laaban kara kooxda Real Madrid…
Read More » -
England
Xiddig ka tirsan kooxda Chelsea oo bishii Janaayo qarka u fuulay inuu ku biiro Juventus
(London) 9 March 2019. Sida wararku ay sheegaan xiddig ka tirsan kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ku dhawaaday inuu suuqii…
Read More » -
England
Gareth Bale oo go’aansaday inuu guri ka iibsado Magaalada Manchester… (Kooxdee doonayaa inuu ku biiro?)
(Manchester) 9 March 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Gareth Bale ayaa la soo warinayaa inuu go’aansaday inuu…
Read More » -
England
Jesse Lingard oo dib ugu soo laabtay tababarka kooxda Manchester United – Miyuu ciyaarayaa kulanka Arsenal?
(Manchester) 9 March 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa kabihiisa u gacan galisay Jesse Lingard, waxaana uu ka qeyb…
Read More » -
England
Pablo Sarabia oo iska diiday inuu u soo dhaqaaqo kooxda Chelsea
(London) 9 March 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Sevilla ee Pablo Sarabia ayaa la soo warinayaa inuu hoos u dhigay…
Read More » -
France
Paris Saint-Germain oo aan ka rajo dhigin inay la soo wareegto xiddig ka tirsan koox ka dhisan dalka Spain
(Paris) 9 March 2019. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa la soo warinayaa inay weli rajanayso inay la soo wareegto…
Read More »