Day: March 8, 2019
-
Horyaallada
Kooxda Juventus oo guul sahlan ka gaartay kooxda Udinese xili da’yarka Kane uu dhaliyey labo gool+Sawiro
(Serai A) 9 March 2019 kooxda Juventus ayaa guul sahlan ka gaartay kooxda Udinese kulan ka tirsan horyaalka Italy ee…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda Roma oo la saxiixatay tababare Claudio Ranieri
(Italy) 8 March 2019. Kooxda Roma ayaa ku shaacisay shabakadeeda rasmiga ah inay la saxiixatay macalinka reer Talyaani ee Claudio Ranieri.…
Read More » -
Spain
“Way fiicnaan lahayd in markale Jose Mourinho uu ku laabto Real Madrid”
(Madrid) 8 March 2019. Xiddigii hore kooxaha Manchester United iyo Tottenham Dimitar Berbatov ayaa sheegay inay tahay wax aad u wanaagsan…
Read More » -
Spain
Taageerayaasha Real Madrid oo si weyn ugu garab istaagay Ramos khilaafka kala dhexeeya Florentino Pérez
(Madrid) 8 March 2019. Sergio Ramos ayaa ku guuleystay inuu garab istaag weyn ka helo taageerayaasha kooxda Real Madrid, kadib khilaaf…
Read More » -
Spain
“War adigaan kaaga tagayaa kooxda.”.- Ramos oo sidaa ku hanjabay kaddib Muran ka dhacay qolka dhar-badalashada Real Madrid…(Yay is qabteen?)
(Madrid) 08 Maarso 2019. Sergio Ramos ayaa ku goodiyay inuu isaga tagayo kooxda Real Madrid kaddib markii ay isku dhaceen…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo ku fikiraya inuu qaado talaabo uu horey u qaaday Ferguson
(England) 8 March 2019. Tababaraha kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjær ayaa shaaca ka qaaday inuu ku fikirayo in Michael Carrick…
Read More » -
England
“Hadii ay ku guuleysato Liverpool Premier League, waxba kama badali doonto xanuunka aan dareemayo” – Steven Gerrard
(England) 8 March 2019. Halyeeyga kooxda Liverpool ee Steven Gerrard ayaa sheegay in wali uu dareemayo niyadjabkii kasoo gaaray fursadii ay…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Maurizio Sarri guushii weyneed ay xalay ka gaareen kooxda Dynamo Kyive??
(Yurub) 8 March 2019. Macalinka reer Talyaani ee kooxda Chelsea Maurizio Sarri ayaa ka hadlay guushii weyneed ay xalay kaga gaareen…
Read More » -
Spain
WAR CUSUB: Real Madrid oo goor dhow Ceyrineysa Solari isla markaanaTababare Cusub u magacaabaneysa….
(Spain) 08 Maarso 2019. Real Madrid ayaa lagu wadaa inay goor dhow ceyriso tababaraheeda Santiago Solari kaddib waji gabaxii ka soo…
Read More » -
France
Madaxweynaha kooxda PSG oo ka hadlay mustaqbalka tababare Thomas Tuchel
(PSG) 8 March 2019. Madaxweynaha kooxda Paris St Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa sheegay inuu kalsooni ku qabo tababaraha Jarmalka ah ee…
Read More »