Day: March 7, 2019
-
England
Chelsea oo guul sahlan ka gaartay kooxda Dynamo Kyive kulanka lugta koowad ee wareega 16-ka ee tartanka Eorupe League +Sawiro
(Yurub) 8 March 2019 kooxda Chelsea ayaa guul muhiim aheyd garoonkeeda kaga gaartay kooxda Dynamo Kyive kulan katirsanaa lugta koowaad…
Read More » -
France
Arsenal oo guuldaro xanuun badan kala kulantay kooxda Rennes kulan ka tirsan tartanka Europe League +Sawiro
(Yurub ) 7 March 2019 kooxda Rennes ee dalka Farance ayaa dhulka ku jiiday kooxda Arsenal kulan katirsan lugta koowaad ee…
Read More » -
Wararka
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea Vs Dynamo Kyiv
(Europa League) 07 Maarso 2019. Kooxaha Chelsea Vs Dynamo Kyiv ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Europa League…
Read More » -
Italy
RASMI: Roma oo ku dhawaaqday inay kansashay heshiiska tababaraha kooxdeeda ee Di Francesco
(Roma) 07 Maarso 2019. Kooxda reer Talyaani ee Roma ayaa shaacisay in la kansalay heshiiska tababaraha kooxdeeda ee Eusebio Di Francesco.…
Read More » -
Uncategorized1
RASMI: Messi oo markale ku laabtay xulka qaranka Argentina
(Argantina) 07 Maarso 2019. Macalinka xulka qaranka Argantina ee Lionel Scaloni ayaa ku dhawaaqay in Messi uu ku soo laabtay liiska…
Read More » -
Wararka
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Rennes Vs Arsenal
(Europa League) 07 Maarso 2019. Kooxaha Rennes Vs Arsenal ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Europa League ee…
Read More » -
Champ' League
SAWIRRO: Geesiyaashii xalay dhigay Mucjisada oo dib ugu soo laabtay Magaalada Manchester
(Manchester) 07 Maarso 2019. Geesiyaashii guusha lama filaanka ah ka soo qaatay kooxda ka dhisan Paris ee PSG ayaa dib…
Read More » -
Champ' League
Neymar oo taageero wayn ka helay labo Halyeey oo soo maray Man United kaddib markii uu si xun u weeraray Garsoorayaasha kulankii Xalay
(Europe) 07 Maarso 2019. Manchester United ayaa xalay si lama filaan ah ugu soo gudbtay wareega sideed dhammaadka Champions League…
Read More » -
Spain
“Waxa ku dhacay Real Madrid waa suuragal inay nagu dhacaan” – Valverde
(Yurub) 07 Maarso 2019. Macalinka kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa xaqiijiyay in wixii ku dhacay Real Madrid isbuucan, inay ku…
Read More » -
Champ' League
Neymar oo si kulul u weeraray garsoorayaasha, kadib markii ay xalay PSG ka hartay tartanka Champions League
(Yurub) 07 Maarso 2019. Laacibka reer Brazil ee Neymar Jr ayaa weerar culus ku qaaday garsoorkii xalay dhex dhexaadinayay kulankii dhex…
Read More »