Day: March 6, 2019
-
Champ' League
Manchester United oo soo laabasho cajiib ah sameesay, kadib markii ay si waali ah kaga adkaatay kooxda PSG + SAWIRO
( Yurub ) 7 March 2019 kooxda manchester United ayaa xilfaha u qaaday kooxda PSG iyada oona uga adkaatay 3-1 balse…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha FC Port Vs Roma
(Champions League) 06 Maarso 2019. Kooxaha FC Port Vs Roma ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Paris Saint-Germain Vs Manchester United
(Champions League) 06 Maarso 2019. Kooxaha Paris Saint-Germain Vs Manchester United ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions…
Read More » -
Wararka
Ka qayb galka Lionel Messi ee kulanka saaxiibtinimo ee Argentina iyo Morocco oo lagu xiray shuruud yaab leh!
(Tangier) 06 Maarso 2019. Xiriirka kubadda cagta waddanka Argentina ayaa shuruud yaab leh ku xiray ka qayb galka Kabtanka xulka…
Read More » -
Spain
Imisa bilood ayuu garoommada ka maqnaan doonaa Vinicious Junior ?
(Madrid) 06 Maarso 2019. Laacibka da’da yar ee kooxda RealMadrid ee waddanka Spain Vinicious oo xalay ku dhaawacmay ciyaartii Real…
Read More » -
Spain
Zidane wuxuu ahaa qofkii ugu horreeyay ee ka war qabay in musiibadan soo socoto !
(Madrid) 06 Maarso 2019. Qoraaga Spanish-ka ah ee Jose Felix Diaz oo falanqeeya isboortiga ayaa waxa uu warbixin ku qoray…
Read More » -
Wararka
Jaap Stam oo loo magacaabay xilka tababarenimo ee kooxda Fayenoord
(Rotterdam) 06 Maarso 2019. Xidiggii hore ee xulka qaranka Holland Jaap Stam ayaa si rasmi ah loogu magacaabay xilka tababarenimo…
Read More » -
Spain
Taageerayaasha Real Madrid oo bilaabay kacdoon ka dhan ah Florentino Perez, kadib fadeexadii Ajax
(Real Madrid) 6 Maarso 2019. Taageerayaasha kooxda Real Madrid ayaa ku baaqay in shaqada uu iska casilo madaxweynaha kooxda Real Madrid…
Read More » -
Champ' League
Maxaad kala socotaa waxa ay ka dhigan tahay Guul daradii Foosha xumeyd ee xalay la huwiyay Real Madrid!!??
(Madrid) 06 Maarso 2019. Ajax ayaa xalay ihaaneysatay Real Madrid oo guul darro iyo waliba kubbad isagu dartay kaddib markii…
Read More » -
England
Mané oo si jees jees ah kaga jawaab celiyay xaqiiqada ku aadan inuu jiro loolan u dhexeeya isaga iyo Saalax
(Liverpool) 6 Maarso 2019. Ciyaaryahanka reer Senegal ee Sadio Mané ayaa ka hadlay xaqiiqada ah inuu jiro tartan kala dhexeeya…
Read More »