Day: March 5, 2019
-
Champ' League
Ajax oo ku bar baratay Real Marid kana cirib tirtay Champions League iyo Tottenhamna oo tiigsaty wareega xiga +Sawiro
(Yurub) 6 March 2019 kooxda Ajax oo ku bar baraty kooxda Real Madrid kana cirib tirtay tartanka Champions League kaddib…
Read More » -
Champ' League
Xili ay ka maqan yihiin ciyaartoy muhiim ah…(Eeg shaxda laga yaabo in tababare Solskjær uu kusoo galo kulanka Habeen dambe ee PSG)
(Manchester) 05 Maarso 2019. Wargeyska “Daily Express” aya shaaca ka qaaday shaxda la filayo inuu ku ciyaaro tababaraha kooxda Manchester…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Tottenham Vs Dortmund
(Champions League) 05 Maarso 2019. Kooxaha Tottenham Vs Dortmund ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League ee…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid Vs Ajax
(Champions League) 05 Maarso 2019. Kooxaha Real Madrid Vs Ajax ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League…
Read More » -
Wararka
Kooxda Manchester United oo u duushay Paris iyo Sir Alex Ferguson oo safarka ku wehliyay (+Sawirro)
(Paris) 05 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa u safartay magaallada Paris, halkaas oo ay habeen dambe ciyaar…
Read More » -
Germany
WAR CUSUB: Joachim Low oo saddex laacib oo waaweyn u sheegay inaysan mar dambe u ciyaari doonin xulka (Waa kuwee?)
(Berlin) 05 Maarso 2019. Tababaraha xulka qaranka Jarmalka Joachim Low ayaa sheegay in uu qaaday tallaabo uu weji cusub ugu…
Read More » -
England
Tababaraha Man United Solskjaer kuma laaban karo Gurigiisa waxaana Sabab u ah daafaca Liverpool ee Virgil van Dijk….(Ogoow sida ay wax u jiraan)
(Manchester) 05 Maarso 2019. Tababaraha ku meel gaarka ah ee Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa baadi goob ugu jira guri…
Read More » -
Italy
Guardiola; Tababaraha ay ku riyooneyso Juventus
(Turin) 05 Maarso 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee waddanka Ingiriiska ayaa la soo sheegayaa inuu yahay macallinka…
Read More » -
England
Ferdinand oo Manchester United ugu baaqay in laba ciyaartooy midkood ay soo iibsato
(Manchester) 05 Maarso 2019. Daaficii hore ee kooxda Manchester United ee waddanka Ingiriiska Rio Ferdinand ayaa ugu baaqay maamulka naadiga…
Read More » -
France
Baraha Bulshada oo ka fal celiyay dabaal deggii cajiibka ahaa ee Mario Balotelli goolkii uu ka dhaliyay St-Etienne
(Marseille) 05 Maarso 2019. Weli waxaa baraha bulshada ee dhanka Internet-ka lagu falanqeynayaa qaabkii yaabka lahaa ee weeraryahanka cusub ee…
Read More »