Liiska Xiddigaha ugu Goysmada badan Yurub xilli ciyaareedkan oo la soo saaray…(Ronaldo oo xitaa laga waayay 50-ka sare)

(Europe) 04 Maarso 2019. CIES ee aad u diraaseysa arrimaha ciyaaraha ayaa soo saartay liiska xiddigaha ugu goysmada badan 5-ta horyaalka ee ugu waa wayn Yurub kal ciyaareedkan iyadoona Ronaldo laga waayay xitaa 50-ka sare iskaba dhaafee 10-ka hore.

Lionel Messi ayaa kaalinta koowaad ku soo baxay, halka uu labaad soo xirtay  Allan Saint-Maximin ee u safta naadiga Nice ee dalka Faransiiska.

Laacibka Chelsea Eden Hazard ayaa saddexaad soo xirtay, Ousmane Dembele ee ka tirsan Barcelona ayaa shanaad galay halka laacibka ka xamaasha Premier League ee  Wilfried Zaha (Crystal Palace) uu soo galay 9-aad.

Haddaba EEG Liiska 10-ka xiddig ee ugu Goysmada badan 5-ta horyaal ee ugu waa wayn Yurub:

1. Lionel Messi (Barcelona) – 19.2 minutes

2. Allan Saint-Maximin (Nice) – 19.8

3. Eden Hazard (Chelsea) – 21.0

4. Naim Sliti (Dijon) – 21.4

5. Ousmane Dembele (Barcelona) – 21.7

6. Jadon Sancho (Borussia Dortmund) – 24.1

7. Marcus Thuram (Guingamp) – 24.2

8. Jeff Reine-Adelaide (Angers) – 24.7

9. Wilfried Zaha (Crystal Palace) – 25.6

10. Angel Correra (Atletico Madrid) – 27.1

Halka ka aqriso Liiska 50-a sarre oo dhammeystiran:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close