“Dhabtii waa Fool Xun tahay, War adigana ha ooyin.”.- Sheeko aadan ogeyn oo ka dhacday kulankii El Clasico…+SAWIRRO

(Madrid) 04 Feb 2019. Kulankii dhawaa ee El Clasico ee Real Madrid lagu dubtay 1-0 iyadoo ku ciyaareysay mininkeeda horyaalka La Liga ayaa waxaa ka dhacay sheekooyin kaa qarsoonaa inta uu kulanka socday.

Movistar Plus ayaa soo qabatay dhacdooyinka aadan ogeyn ee ka dhacay kulankii Real Madrid iyo Barcelona dhex maray sabtidii.

Da’yarka u soo baxay Los Blancos Sergio Reguilon kaa oo booska garabka bidix ee daafaca ka dhaxlay Marcelo ayaa waxay is qabteen xiddiga dabeecada kulul ee Barca Luis Suarez.

Dhaliyaha reer Uruguay ayaa wiilka yar ku yiri ‘War ha ooyin’ mar ay murmeen sida sawirka ka muuqata.

Did Suarez tell Reguilon not to cry?

Reguilon oo sameeyay bandhig fiican inkastoo kooxdiisa laga adkaaday ayaa isna ku yiri Suarez:

“Dhabtii waa fool xun tahay”.

One of the talking points: Suarez with Reguilon

One of the talking points: Suarez with Reguilon (from another angle)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close