Bale oo gurigiisa iska aaday iyadoo aysan dhammaan ciyaartii El Classico

(Madrid) 04 Maarso 2019.   Xidigga kooxda Real Madrid Gareth Bale ayaa kulankii El Classico ee ay guuldarrada kala kulmeen kooxda Barcelona oo ay 1-0 ku badisay Barcelona waxaa taageerayaasha Bernabeu ay ku ooriyeen Bale intii uusan garoonka ka bixin.

Laacibka Wales ayaa beddel lagu sameeyay daqiiqaddii 61’ kulankii Sabtidii, waxaana uu garab fariistay Marcelo ka hor intii uusan toos toos u aadin qolka dhar bedelashada, kaddibna gurigiisa.

Bale oo 29 jir ah ayaanan ku qanacsanayn joogitaankiisa Real Madrid, iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in ay xagaagani uu ka tegi doono Bernabeu.

Dhaka kale daafaca Real Madrid Marcelo ayaa wusay in weli Bale ay dhibaato ka heysato dhanka xiriirka ciyaartoyda Madrid, maadaama uusan weli si fiican ugu hadli karin luqadda Spanish-ka.

Six players who could see Madrid exit door in summer

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close