Day: March 4, 2019
-
Spain
Wakiilka Bale oo si kulul u weeraray jamaahiirta Real Madrid, kadib kulankii El Clasico
(Madrid) 04 Maarso 2019. Wakiilka Gareth Bale ee Jonathan Barnett yaa weerar ku qaaday taageerayaasha kooxda Real Madrid, sababa la xiriira…
Read More » -
Champ' League
Solari oo si RASMI ah ugu dhawaaqay Liiska xiddigaha Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka Ajax… (Yaa Ka Maqan Yaase Ku Soo Baxay?)
(Madrid) 04 Maarso 2019. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Santiago Solari ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha Los Blancos ee kaga qeyb…
Read More » -
Wararka
Jose Ferreira Neto “Neymar ciyaaryahan ma ahan ee waa…
(Sao Paulo) 04 Maarso 2019. Xidiggii hore ee kubadda cagta Brazil Jose Ferreira Neto ayaa cambaareeyay qaab ciyaareedka laacibka xulka…
Read More » -
Spain
“Waan tebnay Cristiano Ronaldo inaan booskiisa buuxinana aad ayay u adag tahay” –Luka Modric
(Madrid) 04 Maarso 2019. Kubbad sameeyaha kooxda Real Madrid iyo xulka Croatia Luka Modric ayaa ka dhawaajiyay in ay si…
Read More » -
England
Bale oo gurigiisa iska aaday iyadoo aysan dhammaan ciyaartii El Classico
(Madrid) 04 Maarso 2019. Xidigga kooxda Real Madrid Gareth Bale ayaa kulankii El Classico ee ay guuldarrada kala kulmeen kooxda…
Read More » -
England
Alexis Sanchez oo halis ugu jira in uu garoommada ka maqnaado inta ka harsan xilli ciyaareedkan!
(Manchester), 04 Maarso 2019. Weeraryahanka kooxda Manchester United Alexis Sanchez ayaa laga cabsi qabaa in 6 illaa 8 toddobaad uu ka…
Read More » -
Italy
Allegri; “Hurdaa ila tagtay mooyee Pjanic Kaar cas ma qaateen”
(Turin) 04 Feb 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Juventus ee Talyaaniga, Massimiliano Allegri oo ka hadlayay guushii shalay kooxdiisu ka…
Read More » -
Spain
“Dhabtii waa Fool Xun tahay, War adigana ha ooyin.”.- Sheeko aadan ogeyn oo ka dhacday kulankii El Clasico…+SAWIRRO
(Madrid) 04 Feb 2019. Kulankii dhawaa ee El Clasico ee Real Madrid lagu dubtay 1-0 iyadoo ku ciyaareysay mininkeeda horyaalka…
Read More » -
England
Real Madrid oo bar-tilmaameed ka dhiganeysa saddex macalin midkood, si ay kaga dhigato badalka Solari
Wrgeysyada kasoo baxa gudaha Spain ayaa waxay shaaca ka qaadeen in Real Madrid ay go’aamisay liiska macalimiinta ay dooneyso inay…
Read More » -
Uncategorized1
Liiska Xiddigaha ugu Goysmada badan Yurub xilli ciyaareedkan oo la soo saaray…(Ronaldo oo xitaa laga waayay 50-ka sare)
(Europe) 04 Maarso 2019. CIES ee aad u diraaseysa arrimaha ciyaaraha ayaa soo saartay liiska xiddigaha ugu goysmada badan 5-ta horyaalka…
Read More »