Day: March 3, 2019
-
Horyaallada
Juventus oo sii dheereysatay hogaanka horyaalka kaddib guul ay ka gaareen kooxda Napoli +Sawiro
( Serai A ) 4 March 2019 kooxda Juventus ayaa guul dirqi ah ka gaartay kooxda Napoli ciyaar ku dhamaatay…
Read More » -
England
Liverpool oo lagala wareegay hogaanka horyaalka kaddib bar baro ay la dhaafi weyday Everton +sawiro
( Premier League ) 2 March 2019 kooxda Liverpool ayaa bar baro la dhaafi weyday kooxda Everton kulan ka tirsan horyaalka…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo guuul dirqi ah ka gaartay kooxda Fullham +sawiro
( Premier League ) 2 March 2013 kooxda Chelsea ayaa guul dirqi ah ka gaartay kooxda Fullham kulan ka tirsanaa…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Everton Vs Liverpool
(Premier League) 03 Maarso 2019. Kooxaha Everton Vs Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Premier League ee…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Fulham Vs Chelsea
(Premier League) 03 Maarso 2019. Kooxaha Fulham Vs Chelsea ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Premier League ee…
Read More » -
Spain
“Barcelona waxay ku sii socotaa inay ku guuleysato horyaalka La Liga” – Ramos
(Spain) 03 Maarso 2019. Daafaca kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa xaqiijiyay in Barcelona ay ku dhowdahay inay ku guuleysato…
Read More » -
England
Guardiola oo si weyn ugu amaanay ciyaartoyda kooxda Manchester City guushii ay ka gaareen Bournemouth
(Spain) 03 Maarso 2019. Macalinka kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa si weyn u amaanay qaab ciyaareedka ciyaartoyda Sky…
Read More » -
Spain
“Kulan kasta aan ku ciyaarno Santiago Bernabeu si fiican ayaan ugu raaxeysanaa” – Rakitic
(Spain) 03 Maarso 2019. Xidiga khadka dhexe kooxda Barcelon ee Ivan Rakitic ayaa la hadlay saxaafada kadib guushii labaad ee xiriir…
Read More » -
Spain
Mourinho oo ka jawaab celiyay, hadal uu sheegay madaxweynihii hore ee kooxda Real Madrid
(Madrid) 03 Maarso 2019.Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho oo ku gudi jiray falaqeynta kulnkii xalay ee El Clásico ee…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo ka hadlay guushii dirqiga ahayd ay ka gaareen kooxda Southampton
(England) 03 Maarso 2019. Macalinka Manchester United Ole Gunnar Solskjær ayaa amaanay kooxdiisa, kadib guushii dirqiga ahayd ay kaga gaareen kooxda…
Read More »