Barcelona iyo Real Madrid oo Xalay bar-baro noqday…..(Yaa hogaanka qaban doona kulanka Sabtida?)

(Spain) 28 Feb 2019. Barcelona ayaa xalay u gudubtay Final ka Copa del Rey kaddib markii ay 3-0 ugu qubeeyeen Real Madrid.

Guusha ayaa ka dhigan in iminka ay garbo siman yihiin kooxaha ugu tunka wayn kubbada cagta adduunka oo waxay kala adkaadeen min 95-jeer kulamada loo yaqaano El Clasico.

Labada koox ayaa markale sabtida isku food saari doona kulan ka tirsan La Liga.

Haddaba yaa hogaanka qaban doona oo guulihiisa ka dhigi doona 96.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close