Day: February 28, 2019
-
Champ' League
RASMI: UEFA oo Ganaax dul dhigtay Sergio Ramos
(Europe) 28 Feb 2019. UEFA ayaa ganaax labo kulan ah dul dhigtay kabtanka kooxda Real Madrid kaddib Jaalihii uu sida…
Read More » -
Spain
Gareth Bale oo mar walba inkaari ka haysato dhanka Barcelona
(Madrid) 28 Feb 2019. Tan iyo markii uu xidigga reer Wales Gareth Bale ku soo biiray Real Madrid 2013-kii waxaa…
Read More » -
Spain
Karim Benzema oo la dhacay intii uu ku mashquulsanaa kulankii xalay ee El Classico
(Madrid) 28 Feb 2019. Weeraryahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa intii uu ku maqnaa ciyaartii xiisaha lahayd ee xalay…
Read More » -
England
Harry Kane oo la soo baxay wejigiisa u qarsoonaa ee Diego Costa…!!
(London) 28 Feb 2019. Weeraryahanka kooxda Tottenham ee waddanka Ingiriiska Harry Kane ayaa la soo baxay wejigii u qarsoonaa ee…
Read More » -
England
Manchester City oo gashay heshiiskii labaad ee ganacsi ee ugu qaalisanaa taariikhda Horyaalka Ingiriiska
(Manchester) 28 Feb 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester City ee waddanka Ingiriiska ayaa gashay heshiiskii labaad ee dhanka ganacsiga ee…
Read More » -
Spain
Barcelona iyo Real Madrid oo Xalay bar-baro noqday…..(Yaa hogaanka qaban doona kulanka Sabtida?)
(Spain) 28 Feb 2019. Barcelona ayaa xalay u gudubtay Final ka Copa del Rey kaddib markii ay 3-0 ugu qubeeyeen…
Read More » -
Spain
Taageerayaasha Barcelona oo ku Heesayay Magaca Cristiano Ronaldo kulankii xalay ee El Clasico
(Madrid) 28 Feb 2019. Taageerayaasha Barcelona ee tirada yaraa kuwaa oo soo xaadiray Santiago Bernabeu kulankii xalay ay kooxdoodu 3-0 uga…
Read More » -
Spain
“Ronaldo ma joogo meeshaan ee warkiisa naga xira.”.- Casemiro oo hadlay kaddib Guul daradii xalay ka soo gaartay Barcelona
(Spain) 28 Feb 2019. Casemiro ayaa wax laga waydiiyay tagista Ronaldo kaddib markii ay Real Madrid wax gool ah ka…
Read More » -
Spain
Taageerayaasha Real Madrid marna ma ilaawi doonaan Sawiradan kuu muuqda ee Xalay laga qabtay Ramos……(Maxay ka tarjumayaan??)
(Spain) 28 Feb 2019. Kabtanka Real Madrid Segio Ramos ayaa sawirro lama ilaawaan ah laga qabtay xalay kaddib markii Real…
Read More » -
Spain
“Waxaan ku laabanay guryaheena inagoo murugeysan” – Solari oo ka hadlay dareenkiisa kadib guuldaradii xalay ee El Clásico
(Spain) 28 Feb 2019 Tababaraha reer Argentina ee Santiago Solari ayaa ku amaanay ciyaartoydiisa qaab ciyaareedkii ay ku soo bandhigeen kulankii…
Read More »